Suxufiyiin ku dooday In Ururka Solja Xuquuqdoodii Weriyenimo uu u Maxlalay Mulkiilayaasha Hay’adaha Warbaahinta DAAWO
Hargaysa 15.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka mid ah saxaafadda Somaliland, ayaa si shaqsi shaqsi ah uga hadlay khilaafka ururka SOLJA iyo guddida qaban-qaabada shirweynaha ee ee la kala diray.
Xubnahan ayaa ka biyo diiday habka guddida qaban-qaabada ee la kala direy u wadeen hawsha shirka, waxayna sheegeen in qorshahoodu ahaa in ergooyinku noqdaan Kuwo ay Hay’adaha Warbaahintu u soo Xulaan Cida uga qaybgalaysa Taas oo Fursad Siinaysa ayay Yidhaahdeen Mulkiilayaasha Isla markaana Xubnaha Suxufiyiintu ku waayayaan Xuquuqdoodii.
Sidaaas Waxay ka sheegeen Mar ay warbaahinta ugu warameen Caasimada Hargaysa.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com