DHEGEYSO:Suldaanka Guud ee Beesha Irir Samaale oo Canbaareeyay Dagaalada Marka Baaqna u jeediyay madax dhaqameedka Dir iyo Hawiye
Edmonton June 11,2014(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee beesha Irir Samaale ayaa canbaareeyay colaada ka aloosan degaanada hoostaga gobolka Shabeelada Hoose ee u dhexeeya laba beelood oo kawada tir beesha Irir Samaale.
Suldaanka ayaa baaq u kala diray dawladaha Soomaaliya iyo kuwa deriska iyo sidoo kale madax dhaqameedka labada beelood si xal waara looga gaaro colaadaha Shabeelada Hoose.
HAKJAN GUJII SI AAD U DHEGEYSATO SULDAANKA IRIR SAMAALE OO KA HADLAYA COLAADA MARKA