Suldaan Xasan Suldaan C.laahi oo Xukuumadda ku Cannaantay Xadhiga Tirada badan ee ay Saxaafada ku hayso DAAWO
Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan ayaa Xukuumada ku canbaareeyay Xadhiga iyo Tacadiga ay ku hayso Saxaafada Somaliland taas oo uu sheegay inay baal marsan tahay Sharciga dalka.