Suldaan Maxamed C.qaadir oo Guurtida uga Digay Mudo Kordhin ay u sameeyaan Madaxweyne Siilaanyo DAAWO
Hargeysa, April 22, 2015 (SDN/QJ) – Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadirayaa Golaha Guurtida uga digay inay muddo kordhin u sameeyaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu soo dhaweeyay go’aanka ay isku raaceen axsaabta qaranka iyo Komishanka doorashooyinka Somaliland.