|

Suaalaha iyo shakiga ku gedaaman dabka Suuqa Waaheen

Hargeysa (QJ) – Suuqa Waaheen ee Hargeysa ayaa hantida taalay intiisii badneyd ay ku shuf beeshay dabkii dhawrka maalmood halkaa ka socday.

Kolka laga yimaado niyad jabka hantida burburtay waxyaabaha isweydiinta leh ee arinakan ka dhashey ayaa isa soo taratya.

Hantida suuqa Waaheen ku bus beeshay boqolkiiba sagaashan waxa la sheegayaa in laga leeyahay degaanada Konfureed ee caasimada Hargeysa.

Dadweynaha Hargeysana waxa ay haataan isweydiinaya in dedaalada dowladeed ee dabku aheyd mid ku fileyd.

Waxa iyana la isweydiinaya sababta qaar ka mid ah warbaahinta Hargeysa ay todobaadyadii u danbeyay u baahinayeen in Suuqa Hargeysa uu dab ka dhici karo, isla markaana aaney jirin wax gurmad ah oo loo fidin karo.

Burburka Hantidan ayaa ku soo beegmeysa xili suuqa Waaheen uu si weyn ugu diyaargaroobay bisha barakeysan ee Ramadaan iyo ciidaha xiga oo aad looga ganacsado.

May be an image of fire and outdoors

May be an image of 9 people, people standing and outdoors

May be an image of outdoors

May be an image of 1 person and food

May be an image of 4 people and outdoors

May be an image of 1 person and outdoors

May be an image of 6 people and outdoors

May be an image of 5 people and outdoors

May be an image of 10 people, people standing and outdoors

May be an image of 10 people, outdoors and tree

May be an image of 9 people and outdoors

May be an image of 5 people and outdoors

May be an image of outdoors

May be an image of 5 people and outdoors

May be an image of 10 people, people standing, fire and outdoors

May be an image of 4 people, people standing and outdoors

 

Comments are closed