Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Canada-July-02-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka (Women World Cup) oo ciyaartii kama dambeysta aheyd u soo baxeen xulka USA iyo xulka Japan. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan ayaa haddana xulka USA isu diyaarinayaa inuu ka aarguto,taas oo wali maskaxdooda ka guuxeyso guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 markii xulka […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa, 28,6,2015(QJ/SDN)-Garoonka kubbada cagta ee Hargeysa Studium oo dhawaanihii ugu danbeeyay dib u habeyn ku socotay ayaa hadda waxa la dhigay Doog mac-mal ah , Daawo sawiro hor dhac ah.
Posted in Sports | Read More »
Canada-June-28-2015(SDN/QJ)Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku lafa gureynaa koobka kubadda aduunka ee dumarka (Women world Cup) oo si xamaasad leh uga socda garoomada kala gaddisan dalka Canada. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan waxay foodda isla gali doonaan England oo 2-1 uga soo badisey Canada iyo Germany rigoorayaal ku soo reebtey France waxayna isu babac dhigidoonaan USA, […]
Posted in Sports | Read More »
South Carolina 18,6,2015(QJ/SDN): Sagaal ruux ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday kaniisad dadka madow ay leeyihiin ee gobolka South Carolina ee Maraykanka. Kaanisaddan ayaa ah mid taariikhi ah oo ay ku cibaadeystaan dadka madow ee Maraykanka. Boliisku waxay ku raadjoogaan nin caddaan ah oo weerarka gaystay. Madaxda boliiska ee gobolkaasi, Gregory Mullen, ayaa sheegay inuu aaminsan […]
Posted in Sports | Read More »
Cleveland-June-17-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaarha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo Cleveland State ee cariga Mareykanka oo lagu kala faraxashey koobka horyaalka ee NBA-da oo aay ku guuleysatey Golden State Worriors markii aay uga badisey 105-97 Cleveland. Haddaba Worriors oo koobkan aan idhaba saarin 40-sanno bal ila daawada ciyaarta farshaxan ee aay soo bandhigeen. W/Q Jaahuur SDN/QJ.
Posted in Sports | Read More »
Chicago-June-16-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula safreynaa xagaa iyo magaalada dabeysha badan ee Chicago (Windy City). Waxaa soo gabagaboobey koobkii Stanley Cup (HOCKEY) waxaana ciyaartii kama dambeysta ahayd foodda isla galey Chicgo BlackHawks iyo Tampa Bay Lightning. Ciyaartan oo aad u xiiso badneyd waxaa game-kii lixaad 2-0 ku badisey Chicago Blackhawks kuna guuleysatey Stanley Cup […]
Posted in Sports | Read More »
Berlin-June-07-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineyna Horyaalka Yurub (Champion League) oo foodda isdareen Barcelona iyo Juventus. Haddaba ciyaartan oo aad u xiiso badneyd ayaa waxa ka soo qeybgaley dadweyne caga-cageynaya 60,000 kun,bal daawasho wacan goolassha la iskugu awood yeeshey. W/Q Jaahuur SDN/QJ.
Posted in Sports | Read More »
Paris-June-6-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaarha waxaynu ula safreynaa xagaa iyo cariga Fransiiska oo lagu kala hayaamey koobka Grand Slam Franch Open. Haddaba Laacibaddan faraha lagaga gubtey ayaa ilaa iyo hadda aan la loowdin Karin waana koobkii 20-aad ee Grand Slam aay ku guuleysatey daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ.
Posted in Sports | Read More »
Launching a center where Minnesotans of East African descent can get help overcoming addiction has long been Yussuf Shafie’s goal. But when the time came to craft a name for the facility, he nixed the words “treatment” and “addiction.” In the newly opened Alliance Wellness Center in Bloomington, Shafie will wage battle not just on […]
Posted in Sports | Read More »
Zurich-May-27-2015-2015(SDN/QJ) Saaxiibayaa qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Zurich oo Saraakiil ka tirsan Fifa oo loo furdaamiyey Jeelka. Haddaba lixda sarkaal oo ka tirsanaa xiriirka kubadda cagta ee adduunka ee FIFA ayaa lagu xiray Hoteel ku yaala magaalada Zurich ee dalka Switzerland. Dadka laga shakisanyahay oo la sheegay in uu ku jiro madaxwayne ku xigeenka […]
Posted in Sports | Read More »