Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Chelsea Young Star Wants to Play for Somali National Team

The 19-year-old Chelsea striker Feruz Islam has said he wants to play for Somali soccer national team, ocean stars. Feruz who previously turned down invitations to join up with Under-19 squads of Scotlanddeclared a desire to play for Somalia, the nation he fled aged just 10 before becoming a teenage sensation at Celtic FC. Chelsea […]

Posted in Sports | Read More »

DHAGAYSO: Wareysi Gaar Ah Canab Maxamed Daahir, Haweenaydii Ugu Horreysay Ee Isku Soo Taagta Xilka Madaxtinimo Ee Dalka Soomaaliya.

Minneapolis Aug 17,2015(SDN/QJ)-Canab Maxamed Daahir oo ah Haweenaydii ugu horraysay ee Soomaaliyeed ee isku soo sharraxda xilka madaxtinimo ee dalka soomaaliya, ayaa iyadoo ku sugan magaalada  St. Cloud Minnesota ee dalka maraykanka ayaanu la yeelanay Wareysi gaar ah  oo ku saabsan siyaasadda soomaaliya guud ahaan. gaar ahaan Doorshada 2016ka lagu wado in ay ka qabsoonto […]

Posted in Sports | Read More »

‘’Walaalaheen Somaliland Godob baa Laga Galay, Godobtii Laga Galayna Nin Soomaali ah Oo Soomaaliya Madaxweyne Kasoo Noqday Oo Yidhi….” MS.Canab Maxamed Daahir

Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-  Canab Maxamed daahir oo ah Haweenay u sharraxan xilka madaxtinimo ee dalka Soomaaliya, ayaa wareysi gaar ah oo ay siisay shakabaddan Qurbejoog.com ku sheegtay in dadka reer Somaliland la dulmiyay oo godobo laga galay, iyadoo canab sheegtay in aan weli laga garaabin godob ay sheegtay in laga galay shacabka Somaliland, ‘’Walaalaheen Somaliland godob baa […]

Posted in Sports | Read More »

‘’Anaku Haddaanu Nahay Dumarka Soomaaliyeed Waanu U Taaganahay Inay Dhacdo Doorashadu, Hadday dhici weydana Habkale ayay Ku dhacaysaa…’’ Canab Maxamed Daahir

Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Canab Maxamed Daahir oo ah haweenaydii ugu horraysay ee Soomaaliyeed oo isku soo sharraxda xilka madaxtinimo ee dalka Soomaaliya ayaa waraysi gaar ah oo ay siisay shabakadda wararka ee Qurbejoog.com waxay kaga hadashay arrimo badan oo ay ka mid tahay doorashada lagu wado inay soomaaliya ka dhacdo sanadka 2016ka, Canab ayaa waxa ay walaac xooggan […]

Posted in Sports | Read More »

Taariikhda Islaamka:boqorkii 11aad ee Boqoradii Umawiyiinta: W/Q: Khaalid Foodhaadhi

Taariikhda Islaamka:boqorkii 11aad ee Boqoradii Umawiyiinta : Waxa la odhan jiray waliid binu yasiid,  waxa lagu naanaysi jiray abul cabaas  waxa uu xulunka hayay  sanad iyo labo bilood  hooyadii waxa la odhan jiray uma bintu maxamed, xukunka waxa uu qabtay dhimashadii adeerkii waxa lagu xasuusta  in uu baneeyay waxkastoo xaarama waxa uu ku dhaqmay waxyaabo […]

Posted in Sports | Read More »

Novak Djokovic oo 3-tay Wimbeldon Markii uu Khaarijiyey Roger Federer(DAAWO) By Jaahuur.

London-July-12-2015-(SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo lagu kala huleeley (Wimbeldon Grand Slam 2015. Haddaba koobkan oo soo jiitamayey 2-dii weeg ee aynu soo dhaafney aalaaba waxaa sannad walba ka soo qeybgala xiddigaha kubadda Tennista. Ciyaartii final-ka ahayd waxaa foodda isla galey Novak Djokovic iyo Roger Federer waxaana 7-6-67-64-63 ku badiyey […]

Posted in Sports | Read More »

Mucjisada Kubadda Tennista Serena Williams oo Lixeysatey (Wimbledon Grand Slam 2015) DAAWO- By Jaahuur.

London-July-11-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula ambabaxeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska siiba London oo lagu kala guurey koobkii Tennista ee Wimbledon Grand Slam. Haddaba 34-jirtan ee reer Mareykan Serena Willimas ayaa ciyaaryahanadii ka yaraa loodin la’yihiin,waana markii 6-aad aay ku guuleysato koobkan,marka la isugeeyo inta Title aay isku uruursatey waa 21-tan waxaana hal ka […]

Posted in Sports | Read More »

DAAWO MUUQAALKAN :- XOGHAYAHA ARIMAHA GUDAHA EE XISBIGA WADANI OO WALAAC XOOGAN KAMUUJIYAY HABSAMI USOCODKA HAWLAHA SHAQO EE KOMISHANKA DOORASHOYINKA + DURAYNA ISKUBADALKA WADOOYINKA LAGU SAMEEYAY EE HARGEYSA

Hargeysa 9july,2015(QJ/SDN) Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Wadani Oo Walaac Xoogan Kamuujiyay Habsami Usocodka Hawlaha Shaqo Ee Komishanka Doorashoyinka + Durayna Iskubadalka Wadooyinka Lagu Sameeyay Ee Hargeysa

Posted in Sports | Read More »

DAAWO Xulka USA oo Ka Aargutey Xulka Japan Markii Aay Ku Qarqiyeen Goolal Aynan Ka Soo Kaban Karin(Fifa Women World Cup Final 2015) By Jaahuur.

Vancouver-July-06-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku jibaaxeynaa koobkii kubadda cagta ee aduunka (Fifa Women World Cup 2015) oo lagu kala hayaamey. Haddaba xulka USA oo maskaxdoodu ka guuxeysey guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 oo xulka japan hantiyeen kooobkan,daawasho wacan aargoosigii Xulka USA. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

Posted in Sports | Read More »

DAAWO Xulka Chili oo Ku Nafisey(Copa America) Iyo Messi oo Ku Hungoobey Koobkan Iyo Kii Aduunka- By Jaahuur.

Chili-July-05-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneyna koobkii qaaradda Ameerika ama (Copa America) oo lagu kala faraxashey markii xulka Chili 4-1 (Penalties) ugu sheegtey xulka Argentina. Haddaba xiddigga reer Agentina una ciyaara Barcelona runtiina ah mucjisada kubadda cagta ee aduunka ayaanan nasiib ilaa iyo hadda u lahayn inuu ku guuleysto koobka aduunka koobabka muhiimka […]

Posted in Sports | Read More »