Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Stocke City Oo U Baroordiiqdey Chelsea Maxayse Galabsatey?(DAAWO) By Jaahuur.

London-(SDN/QJ) Saaxiibayaal wali waxaynu ku mashquulsanahay horyaalka ka ama tukaaleynaya carigaa Ingiriiska(Premier League). Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay manta foodda isla galey Stocke City iyo Chelsea oo kooxihii aan tabarta lahaan jirin  jid mareen ka dhigteen,todobaayada soo socda waxaynu hoos u eegi doonaa mashaakilka ka aloosan naadiga Chelsea haddii Eebbe ka dhigo. W/Q Jaahuur […]

Posted in Sports | Read More »

Kooxihii Waa Weynaa Maxaa Ku Habsadey? Crystal Palace ooHanfariir Ku Ridey Liverpool (DAAWO) ByJaahuur.

London-Oct-8-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska oo Naadiyadii ku dhibco badsan jirey kooxihii taabata darnaa oo boodhka iska jaafey una quusgooyey. Haddaba daawo sida loo karbashey Liverpool,dinaca kale kooxihii maanta ishirdiyey waxay ku kala faraxasheen sidantan Arsenal 1 Tottaham 1,Man City iyo Aston Villa 0-0. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

Posted in Sports | Read More »

Chained in Somaliland: Inadequate mental health system

View across Hargeisa, the capital of the breakaway northern region of Somalia. [Zoe Flood/Al Jazeera] Hargeisa, Somaliland – Abdirisak Mohamed Warsame is one of just a handful of professionals working to improve the lives of people suffering from mental health problems in the Horn of Africa country, people who are largely neglected and often abused. “Mental health […]

Posted in Sports | Read More »

Ciyaaraha: Juventous oo Faraciddle kaga baxsatey Torino DAAWO

Italy-Oct-01-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo ciriga Talyaaniga oo horyaakii (Seria A) oo si xiisala leh uga socdo. Haddaba bal ayunu daawano hardinka ka dhexmarey Juventous iyo Torino. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

Posted in Sports | Read More »

LiverPool 3 Chelsea 1 (DAAWO) Qaabka Goolasha Quruxda Badan loogu Karbaashey.By Jaahuur.

London-Feb-01-2015-(SDN-QJ) Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku milicsaneynaa horyaalka Ingiriiska oo meel cakiran maraya oo kooxihii aan la haweysan Karin gabalkoodii dhacay. Haddaba kooxaha masiibadu ku dhacdey waxaa ka mid ah Chelsea oo difaacaneysa horyaalkan oo kaalinta dhawr iyo tobnaad ku jirta maxaa se si ka ah? daawo Liverpool sida aay ugu qarqisey Chelsea goolasha faraha […]

Posted in Sports | Read More »

“Ciddii Shacabka Nabad-geliyadiisa Waxyeesho Gogosheeda Ha Sii Qaadato Oo Mandheera Ha Sii Tagto” Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex

Hargaysa 28.Oct 2015 (SDN/QJ)- Badhasaabka gobolka Marroodi-jeex Maxamad Maxamuud Jeeniyare ayaa hanjabaad ka badbadis ku jiro waxa uu hawadda u mariyay xubnihii Golaha Wasiirrada ee Isniintii toddobaadkan iska casilay xilalkii ay ka hayeen xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.   “Waad maqlayseen oo Golaha wasiirrada qaar baa iscasilay, shacabkayaga ayaanu annagu la hadlaynaa waxaanu  leenahay hangaraarac lug uma […]

Posted in Sports | Read More »

(DAAWO) Waxyaabaha Ugu Qosolka badaan ee Laga Soo Uruuriyey Kubadda Cagta.(By Jaahuur)

Ottawa-Oct-25-2015 (SDN-QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku turxaamineynaa maadeysyada ugu qosolka badan wakhtiyada ciyaarta lagu jiro. Xagga Horyaalka Ingiriiska Man United iyo Man City waxay ku kala nasteen 0-0,laakiin Chelsea oo difaacneysa Horyaala ayaa ku jirta kaalinta 15-aad ee maxaa si ka ah. W/Q Jaahuur SDN-QJ.

Posted in Sports | Read More »

(Daawo) Goolshii ugu quruxda badnaa intii uu socdey horyaalka Ingiriisku(premier League) By Jaahuur.

London-Oct-22-2015-(SDN) Akhyaarty qormadeena ciyaaraha waxaaynu maanta ku eegeynaa horyaalkaa Ingiriiska oo meel xasaasi ah maaraya. Haddaba bal aaynu daawano goolashii ugu fiicnaa ee la iska dhaliyey. W/Q Jaahuur SDN-QJ.

Posted in Sports | Read More »

Ururka Midowga Yurub oo Malaayiin doollar ugu yaboohay Hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya

Muqdisho,21Oct,2015(QJ/SDN)-Ururka Midowga Afrika ayaa la saxiixday Midowga Yurub heshiis dhaqaale oo Midowga Yurub uu ku taageerayo howlgalka ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], kaasoo dhan 165-milyan oo Euros oo u dhiganta 186-milyan oo doollarka Mareykanka ah. Heshiiskan oo maalintii Jimcaha ahayd lagu saxiixay xarunta guud ee Midowga Afirka ee Addis Ababa ayaa ku yimid codsi […]

Posted in Sports | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Berri Dalka kusoo Laaban Doona, Khilaafka Xisbigiisa, Hanka Ku Xigeenkiisa iyo Qodobada Laga Filan Karo.

Hargeysa,18Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa in uu maalinta Berri ah dib ugu soo laabto Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo oo in muddo ah safar hawleed ugu maqnaa wadamada Imaaraadka Carabta, Ireland iyo England ayaa si weyn la isugu diyaarinayaa soo dhaweyntiisa. […]

Posted in Sports | Read More »