Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
London-Feb-14-(SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska(Premier League) oo meel xasaasi ah maraya. Kooxhii waaweynaa oo duufaantu ku habsatey oo madaxa la soo kacay sida Arsenal oo 2-1 uga badisey Leicester hogaankana u haysa horyaalka. Haddana Liver Pool oo meel aan u qalmin horyaalka kaga jirta ayaa ku nafbaxdey Aston Villa kuna asqeysiisey goolal […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
DOOXA — Cayaartoyda xulka Da’yarta Soomaaliya ee 11-jirada ayaa maanta cayaartoodii saddexaad la yeeshay xulka dhiggooda ee Qatar, iyagoo la galay bar-barro 3-gool iyo 3-gool ah. Kulankaan oo ahaa mid Xiiso badan ayay labada kooxood waxay kusoo bandhigeen ciyaar aad u wanaagsan, iyadoo ugu dambeyn ay kusoo dhamaatay bar-baro, iyadoo Cayaartoyda Soomaaliyeed ay muujiyeen ciyaar-wanaag iyo […]
Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Cali-iid
Posted in Sports | Read More »
Italy-Feb-07-2016(SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu iclaamineynaa horyaalka Talyaaniga oo meel xasaasi ah maraaya,waxaana goradda iskugu jira Napoli iyo Juventous. Ciyaaraha xiisaha badan ee maanta la ciyaarey waxaa foodda isla galey Barcelona oo 2-0 ugu awood sheegatey Laventa, Man United iyo Chelsea-na waxay isla dhaafiwaayeen 1-1. Haddaba horyaalada ka kala socda Talyaaniga(Seria A,Spain […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Australia-Jan-31-(SDN/QJ) Akhyaartay Qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Australia,waxaana si rasmi ah loo soo gunaanadey (Australian Open Grand Slam). Laacibkan Novac Dkokovic oo qarnigan loo babac dhigiwaayey ayaa markii lixaad ku guuleystey koobkan,markii uu sadex (SET) oo isku xiga ku khaarijiyey Andy Murray daawo ciyaarta oo dhmeystiran. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@Hotmail.com
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Italy-Jan-31-2016 (SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxay ku jaleeceynaa horyaalka Talyaaniga (Seria A) oo si habsami ah uga socda. Haddaba wallow aay Napoli hogaamineyso horyaalka Talyaaniga hadana waxa ku dhagan Juventous,bal aynu daawano ciyaatii xiisaha badneyd ee dhexmartey Ac Milan iyo Inter. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@ Hotmail.com.
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho —Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa khudbad ka jeediyay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya ku ansixiyeen ansixiyey qodobadii ka soo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamiyey hannaanka doorasho sanadkan 2016. Go’aankaas oo ka cadhaysiiyay Somaliland iyo Puntland, Waxaanu Wasiir Xayir yidhi “Aqalka Sare marka lagu qeybiyo lixda maamul ee imika […]
Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Shir wada-tashi ah oo saaka xarunta wasaaradda Wershadaha ku dhex-maray mas’uuliyiinta wasaaraddaasi, ganacsatada kala duwan ee Wershadleyda Somaliland iyo madaxda ururada Wershadleyda, ayaa diiradda lagu saaray dejinta ama habeynta iyo weliba sida oo kale diyaarinta qorshe siyaasaddeed oo lagu haggo Wershadleyda dalka jamhuuriyadda Somaliland. Waxaana kulankan ka soo qeyb-galay wasiirka wasaaraddaasi […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa,17jan,2016(QJ/SDN)-Xukumada Somaliland ayaa saaka qisaas dil ah ku fulisay gabadhii dishay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle iyo wiilkeedii. Dilkan qisaasta ah oo ka dhacay deegaanka Mandheera , waxaana warbaahinta u xaqiijiyey Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo ah walaalo ahaayeen Marxuumad Ruqiya, oo sheegay in qisaasta dilkaasi oo saaka ka dhacay deegaanka Mandheera lagu […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »