Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Marial waa Ciyaaryahan Madax banaan,maxay Ciyaartooyda reer Somaliland ka baran karaan?

London August 04,2012(SDN)-Ciyaaryahan madaxbanaan oo magaciisa la yidhaahdo Gour Marial ayaa maanta gaaray London si uu uga qeyb qaato tartanka ororda ee halkaa ka dhacaya. Marial oo 28 jir ah ayaa ku noolaa dalka Mareykanka ilaa kolkuu 16 jirka ahaa,balse ma uu qaadanweli dhalashada Mareykanka ee u saamixi leheyd in uu dalkaa magaciisa ku tartamo. […]

Posted in Sports | Read More »

Xulka Gabdhaha Canada oo 2-0 Ku Qanacsiiyey Xulka Britain.

Coventry-England-July-3-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta tiigsaneynaa ciyaarihii Olombiga oo si habsami ah ugu socda garoomada kala gadisan ee cariga ingiriiska London iyo xulka Gabdhaha qaranka kubadda cagta ee Canada oo u soo baxay Semi finalka. Haddaba xulkan Canada oo ah taariikhda markii ugu horeysey ciyaaro ka tirsan Olombikada iney soo gaadhaan Semi Finalka xagga kubada […]

Posted in Sports | Read More »

Xiddigii reer Ukraine Shevchanko oo Ka Fadhiistey Ciyaaraha Una Ruqaansadey Xagga Siyaasadda.

Kiev-Ukraine-July-29-2012-qurbejoog.com-Ahyaartry qubanaheena cayaaraha waxaynu maanta lafagureynaa xiddigii reer Ukraine Shevchenko oo kafadhiistey kubadda cagta una ruqaansadey xagga siyaasadda. Haddaba Andriy Shevchenko ayaa maanta ka dhawaajiyey inuu ka fadhiisandoono cayaaraha kuna biiri doono xisbiga Ukraine Forward una janjeedha xagga ganacsiga aya hogaamiso Nataaliya Korolebiska,waxaanu sheege inuu diiradda saari doono arimaha bulshada iyo Isboortiga. Shevchango oo taageerayaashiisu […]

Posted in Sports | Read More »

Mucjisada Aduunka u Dheereysa Maxaa u Qarsoon?

London-July-27-2012-qurbejoog.com-Asxaabtaay todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku miliqsaneynaa mucjisada aduunka ugu dheereeya 100 iyo 200 ee meter Suain Bolt oo bilihii aynu soo dhaafney la daalaa dhacayey xanuun ka hayey dhabarka iyo lugta oo yidhi diyaar baan ahay. Hadaba warbaahinta aduunka iyo umadda ciyaaraha idhaindheeya iyo dacan dadweynaha ciyaaraha jacel ayaa waayadan oo dhanba isla dhexmarayey inuu […]

Posted in Sports | Read More »

Goorma Kuugu Dambeysey Xiddigii Reer Kamiroon Roger Milla

Kamiroon-July-23-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu maanta ku falanqeyneynaa taariikh nololadkii xiddigii baresamaadkii ee reer kamiroon Roger Milla. Roger Milla wuxuu ku dhashey magaalo Madaxda Yaounde sannadkii 20-may-1952,wuxuuna la noolaa aabihiis oo markaa ka shaqeyn jirey wadooyinka tareenada. Haddaba naadigii ugu horeeyey ee uu  usaxeexay inuu u ciyaaro isaga oo 13-jir ah wuxuu ahaa (Douala) 18-jirkiisiina wuxuu ku guuleystey […]

Posted in Sports | Read More »

Shinji Kagawa oo Riyadiisii Rumowdey.

Japan-JULY-22-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddigga reer Japan Shinji Kagawa oo nasiib u yeeshey in uu ka midnoqdo Man-United xagaagin. Haddaba xiddiggan Kagawa oo 23-jir ah kana ciyaara khadka dhexe ayaa warbaahinta u sheegey inuu aad ugu faraxsanyahay ka mid noqoshada Red Divels. Kagawa oo ka soo hayaamey Boruusia Dortmound soona cagadhigtey Trafford […]

Posted in Sports | Read More »

Maradona oo Shaqadii Laga Xayuubiyey Maxaase Lagu Suusey

Dubai-Wed-July-11-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxeynaa tababarihii naadiga Al Wasal ee Imaaradka Carabta Maradona oo shaqadiisii laga xayuubiyey. Maradona oo 51-jir ah ayaa kooxdan reer imaraadka ah ee Al Wasl u saxeexay 2-sanno inuu tababaro sanadkii aynu soo dhafney oo ku beegneyd May 11-dii,haddaba S’aashu waxay tahay isaga oo ay hal sanno u harsantahay […]

Posted in Sports | Read More »

Tababarihii Xulka Netherlands Pert Van Maqrwijk oo Iscasiley.

Amsterdam-Netherlands-July-04-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa Tababarihi xulka qaranka ee Netherlands Pert Van Marwijk oo iscasiley markii koobkii qaaradda Yurub 2012 loo awood sheegtey. Saaxiibayaal sababaha keeney inuu iscasilo Pert Van Marwijk markii xulkiisii Netherlands daaqadda ay ka baxeen wareegii kowaad Round-1 una awood sheegteen Germany,Portugal iyo Denmark(Group of Death). Pert Van Marwijk oo ay […]

Posted in Sports | Read More »

Venus Williams oo Wareegii Hore Ka Shubtey Maxaase Si Ka Ah?

Wimbledon,England-Fri-June-29-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qadaneynaa xiddigadii reer Mareykan ee kubadda Tenista oo wareegii kowaad laga badiyey,horeyna umey dhicin. Akhyaartay xiddigaddan oo 32-jir ah horeyna Wimbledon ugu guuleystey 5-jeer bahweynta ciyaaraha jecel ee Ingiriiskuna aad u jeclyihiin iyo intii kale ee kala socotey Telifishanka u cuntamiweydey markii ay daaqadda ka baxdey wareegii kowaad Round-1-. […]

Posted in Sports | Read More »

Germany oo 4-2 Ku Dhirbaaxdey Greece Euro Quarter Final.

Ukerain-June-22-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu8 ku eegeynaa horyaalka kubadda cagta ee qaaradda yurub oo si habsami ah u socda laguna gudajiro quarter finalkii. Akhyaartay ciyaartii labaad ee quarter finalka waxaa maanta oo jimaco ah foodda islagaley Germany iyo Greece,ciyaartan oo runtii la wada sugayey waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u tiro badan dabcan waxaan ka maqneyn […]

Posted in Sports | Read More »