Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Hargeysa 16, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhaqan-geliyay waqtiga ay Guddiga Doorashooyinka Qaranku u cayimeen qabsoomida doorashooyinka raagay ee Deegaanada. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo afhayeenka Madaxweynuhu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu soosaaray xeer uu ku dhaqangeliyay waqtiga ay Komishanku u cayimeen doorashada oo ah November 28, 2012, wuxuuna […]
Posted in Sports | Read More »
Tuunis-july-15-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarhawaxyny maanta ku jibaaxeynaa xiddiga reer Tuuniisia Adei Chedli oo xeredii qaranku ku xareysnaa ka tegey muxuuse qoonsadey? Xiddigan oo qaranka Tuuniisiya uga ciyaara khadka dhexe ayaa kooxda iskaga tegey markii ay u soo baxeen quarter (finals Cup Of Nation) wuxuuna ka xanaaqey 3-dii ciyaarood ee ugu horeeyey oo aan la ciyaarsiin. Haddaba […]
Posted in Sports | Read More »
Toronto-Canada-July-14-2012-Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanya ku soo qaadaneynaa xiddiga reer Serbia Novak Djokovic oo ku guuleystey markii labaad Roger Cup ee kubadda Tenista. Laacibkan oo kaalinta sadexaad ka soo galay ciyaarihii Olympikada ee lagu soo qabtey cariga ingiriiska soona caga dhigtey ciidda Kanada kana qayab qaatey tartanka Roger Cup oo lagu qabto sanad kasta Kanada. […]
Posted in Sports | Read More »
Olympic Stadium-London-July-11-2012-Saaxiibayaaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa dabacan orodka 5000 ee mitir oo aan waxaba la isu reeban. Markii aan qorayey qoraalkan waxaa iskugu keydarsame faraxad bood-bood-bood iyo gacmaha aan wax ku qorayey oo runtii i gariirayey waayo faraxdii iyaa iga badbadatey markii aan arkey walaalkey Mo Farah oo xadhigii jarey. Haddab bakhyaartaay ordku […]
Posted in Sports | Read More »
Olympics-London-July-11-2012-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxynu manta ku jibaaxaynaa Xulka brazil iyo Mexico oo foodda isla galey markii ay final u soo wada baxeen kana tirsaneyd ciyaaraha Olympicada 2012 ee ka socda cariga Ingiriiska. Ciyaatan oo ka dhacdey garoonka weyn ee Wembledon Stadium ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 80,000 iyo dabcan taageerayaasha labada […]
Posted in Sports | Read More »
London-Olympic-July-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtaay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku indh-indheyneynaa sidaii loo kala badiyey 100 mitir ee wiilasha iyo xulalka gabdhaha Usa iyo kuwa Japan oo kala faraxalashey. Haddaba haddii aynu soo qaadano 100-kii mitir ee wiilasha oo lagu kala baxay waxaana biladdii dahabka la caraabey ma cid kalaad fileysey dabcan waa Usain Bolt,waana markii labaad uu difaacdo […]
Posted in Sports | Read More »
Old-Trafford-London-Olympics-July-08-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa ciyaarahii Olymbikada wali sidii loogu talagay uga socda cariga Ingiriiska. Wayadan waxaynu ku mashquulsaneyn xagga atleytikada ama orodada bal aynu maanta jaleecno kubadda cagta iyo xaal halkuu marayo iyo wadamadii isku soo hadhay semi finalka. Haddaba ciyaarihii oo gabo-gabo ku jira ayaa waxaa Semi finalka iskugu soo hadhay […]
Posted in Sports | Read More »
London-July-5-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku suu qaadaneynaa Olympigii oo wali si habsami ah uga socda cariga ingiriiska ee London. Haddaba galabta waxaa la isku arkay garoonka weyn ee Olympikada ee London,waxaana ku balansanaa ciyaaryahanada aduunka u dheereeya siiba 100-Mitir,waxaana Finalka isku soo hadhey 8 ciyaartooy oo wadamadooda ka kala socdey. Mucjisada aduunka u dheereeya ee […]
Posted in Sports | Read More »
Khartuum August 5, 2012 (SDN/FT)- Dawladda Sudan ayaa Axadda maanta ogolaatay in caawimooyinka gargaarku u gudbi karaan gobollada dhinaca Koonfureed ee labada jabhadood qabsadeen. Sida uu ku waramay wargeyska Financial Times, kooxaha arrimaha bani’aadaminada u dhaqdhaqaaqaa waxay sheegeen in dagaalku galaaftay dadka shacabka ah oo Macaluul waajahaya. Ogolaanshuhu waxa uu yimi maalin keliya ka dib […]
Posted in Sports | Read More »
London-July-4-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxeynaa xagaaiyo orodada ee ka socda garoomada kala gedisan ee cariga Ingiriiska oo ah Olympic 2012. Akhyaartay waxaa si habsami ah u socda shaley iyo maantaba orodada fagaxda ah (sprint) kuwa dhexe iyo kuwa dhaadheer,haddaba orodkii ugu xiisaha badnaa ayaa caawo foodda la isla galey kuwaas oo ah halyeyadii8 […]
Posted in Sports | Read More »