Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Gaalkacyo Oct 05,2012(SDN)-Waxaa kulankiisii ugu danbeeyay ee Finalka soo gaaray tartankii kubada cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee koonfurta iyo waqooyiga magaalada Gaalkacyo kaasoo soo biloowday 13kii bishii hore ee September ayna ka soo qayb galeen siddeed kooxood oo ka kala socday laba dhinac. Tartankan ay isku arkayeen dhalinta da’doodu ay ka hoosayso […]
Posted in Sports | Read More »
World News Sports-Ottawa-Oct-5-2012-qurbejoognews.com. Akhyaartay qormadeena ciyaaraha iyo todobaadkan waxaynu ku turxameyneynaa 10-xiddig kubadda cagta ee aduunka u caansan oo la dalaa dhacaya cayil iyo buurnaan ayna ka soo waaqsan karin haddii aynan iska shaqeyn marka hore aynu soo qaadano magacyadooda. 1-RONALDO-2-MARADONA-3-WILLI,FATTY,FOULKE-4-NEIL RUDOCK-5-PAUL GASCOIGNE-6-NAVILLE SOUTHALL-7-BENNI MCCARTHY-8-ADRIANO-9-MIDDO-10-iyo MARK BOSNICH. Haddaba saaxiibayaal shaki kuma jiro ciyaaryahanada aduukuan ilaahay […]
Posted in Sports | Read More »
Yorkshire-Britain-Sep-26-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa masiibadii loogu magacdareyHillsborough ee dhacdey 1989 oo ay dhinteen 96 taageerayaal u aha naadiga kubadda cagata ee Liverpool. Haddaba ciidanka Boliiska ee reer Britain ayaa waxay u xagliliyaan inayiney6 arintan dib ugu celiyaan gudiga madaxa banaan ee IPCC. Dhacdadan ayaa ka dambeysey markii uu war hor leh ay ka […]
Posted in Sports | Read More »
Gaalkacyo Sept 22,2012(SDN)-Waxaa wareegiisii 2aad ee groupyada galay tartankii is-dhex galka dhalin-yarada da’ yartaa ee 12-14 jirada kaasoo baryihii la soo dhaafay si habsami leh oga soconayay garoonka cayaaraha ee Cawaale,kaasoo si weyn u soo jiitay dadweynaha Gaalkacyo. Wareegga labaad oo lagu daah furay group A ayaa kulankii ugu horeeyay waxaa uu dhex maray Ex-wadajir […]
Posted in Sports | Read More »
Cabdi risaaq cismaan askar Khadar bitijoor guddomiye machadka cilmi badhista MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE) ABDI RISAAQ MOHAMED DAUUD( SHEEKO) ABDI RAXMAAN FUAAD YUSUF( XAYDH) ABDI AZIIS MOHAMED AYAH ABDI FATAX MOHAMED BARUD ABDI RAXMAN AHMED ALI ABDI QANI MOHAMED NOUR (BITIJOOR) OSMAN BARUD FARAX GUDOOMIYE ABDI SHAKUR […]
Posted in Sports | Read More »
Malawi-Sep-17-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku naawileynaa Malawi oo xiiseyneysa markii sadexaad iney u soo baxdo Cup Of Nation 2013. Haddaba wadanka malawi oo dagaal sakeeye hadheeyey ayaa haddana dagaalkaas uuna waxaba ks badalin ciyaar wanaagga xulka qaranka kubadda cagta ee Malawi. ciyaar xiisa leh oo ka tirsaneyd isreeb-reebka Cup Of Nation oo ka dici […]
Posted in Sports | Read More »
Ottawa Sep-12-2012-Saaxiibayaal Xulashadeena ciyaaraha Maanta waxaynu ku eegeynaa wareysi dheer uu talefishinka qaranka Soomaaliyeed la yeeshey Goolhayihii Naadigii Horseed Iyo qarankaba Maxamed Cabdi Cumar (JAAHUUR). Jahuur oo haatan ah mid ka mida ciyaaryahanadii qaranka ee weli ka dhex muuqda bahweynta ciyaaraha caalamka ayaanu wareysigiisa oo muqaal ah halkan idiinku soo bandhigeynaa ee daawasho haboon. […]
Posted in Sports | Read More »
Ottawa-Agu-21-08-2012-qurbejoognews.com-Waxaa inoo suura gashay inaan waraysi la yeelano Max’ed Cumar oo ku magac dheer Jaahuur oo ahaa goolhayihii hore ee naadiga Horseed iyo xulka qaranka Somalia kaasi oo haatan ku sugan dalka Canada. Hadaba waxaa uu u dhacay waraysiga sida tan:Qurbejoog Xagee ku dhalatay? Jaahuur. Waxaan ku dhashay magaalada HARAR. Qurbejoog- Goormee ayaa bilawday cayaarta.? Jaahuur. […]
Posted in Sports | Read More »
BANGUI-August-20-08-2012-Saaxiibayaal marka hore ciid wanaagsan. Barnaamijkeena waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa tababarihii caanka ahaa reer France (Jules Accorsi) oo mushahar la’aan iskaga qaxay kooxdii xulka qaranka ee jamhuuriyadda dhexe ee Afrika. Haddaba waxaa cajiib ah waddan dhan oo soo kireystey tababarayaasha aduunka u caansan mid ka mid ah oo haddana waayey quutal yoonkiisii. Akhyaartay tababarahan Jules […]
Posted in Sports | Read More »
Djibouti Aug 18,2012(SDN)-Dahabshil Bank in Djibouti has been struggling to survive after the Bank failed to build clientele in the lucrative horn of African market. The Bank which is a subsidiary of Dahabshil Remittance service was to be the main Bank for all Somalis in dire need of such institution Somalia and Somaliland both do […]
Posted in Sports | Read More »