Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Kooxda Comsed oo ciyaar lagu maamuusayay Ciida 5-1 kaga badisay kooxda 1Nation ee Boosaaso

Garoowe Oct 30,2012(SDN)-Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta garoonka ciyaaraha ee Cawaale Stadium ku dhex martay kooxda Comsed FC iyo kooxda 1 nation oo lagu maamuusayay maalmaha Ciida oo ku soo beegantay maalin uu magaalada ka da’ayay roob ayaa soo jiidatay indhaha boqolaal qof oo garoonka isugu yimid. Furitaankii ciyaartani waxaa ka hadlay gudoomiyaha […]

Posted in Sports | Read More »

Xisbiga Ucid Laantisa uk oo Hambalyo iyo Taagero u Diraya shirki golaha dhaxe iyo goamadii ka soo baxay

london Oct29/12 Xisbiga Ucid laantisa uk aya waxay hambalyo iyo taagero u dirayaan hogaanka cusub ee la doortay xisbiga ucid iyo guusha uu ku dhamaday shirwaynahii golaha dhaxe ee maanta ku qabsoomay caasimada wadanka somaliland ee Hargaysa iyaga oo hamalyo u diraya murashaxa madaxwaynaha Aqon yahan Jamaal Cali Xuseen iyo ku xigeenkisa Cabdirasid Xasan Mataan […]

Posted in Sports | Read More »

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo La Soo Gabo-gabeeyey lana doortay Musharaxa Madaxwaynaha iyo, Musharax Ku Xigeenkiisa

Hargeysa Oct28/12  (SND) – Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga UCID ayaa la soo gabo-gabeeyey, waxaana Musharaxa Madaxweynaha loo doortay Jamaal Cali Xuseen, halka Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka-na loo doortay Cabdirashiid Xasan Mataan. Shirkan ayaa waxa laga soo jeediyey khudbado kala duwan, waxaana madashaasi lagu ansixiyey in uu noqdo musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, […]

Posted in Sports | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wafuud Balaran oo Ka Socda Wasarada Arimaha Dibada Talyaaniga iyo Midawga Yurub

Muqdisho Oct23/12 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SHeekh Maxmuud  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Talyaaniga oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaasi Gulia Terzi. Madaxweynaha iyo wafdiga Dowladda Talyaaniga ka socday ayaa waxay wada yeesheen kulan qaatay saacado kaasi oo ay uga wada hadleen xiriirka labada wadan iyo […]

Posted in Sports | Read More »

Xiriirka K Cagta Ashia Ayaa Raali Galiyey Markii Danyeerada Saxaaraha Ugu Yeedheen Xulka Imaaradka.

AFC-Oct-20-1012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa xiriirka kubadda cagata AFC(Ashian Football Confederation) oo ka raaligaliyey (Apologise) dalka Imaaraadka markii uu sarkaal ka tirsan AFC ugu yeedhey xulka qaranka kubadda cagta ee Imaaraadka Daanyeerkii Saxraaga (Sand Monkey). Haddaba xulka qaranka ee kubadda cagta dalka Imaaraadka oo loogu yeedho (ALABYAD—-WHITE) ayaa runtii sumcad weyn ku leh hab […]

Posted in Sports | Read More »

Wafdi ka socda Komishinka Qaranka Somaliland oo Ku sugan casimada wadanka uk london

London Oct 19,2012 (SDN) wafdi balaran oo ka socda komoshinka dorooshoyinka somaliland aya ku sugan casimada wadankan uk wafdigan oo ay shabakada wararka qurbojoog la kulantay ayaa waxay uga waranameen  socdaalkooda oo ay shegeen in ay u jogaan hawl shaqo oo anay ka hor dhacayn iyaga oo xusay in ay rajaynayaan in dorashada soo socota […]

Posted in Sports | Read More »

Saxafiyiinta Muqdisho oo Banaanbax ka dhan ah Guardian iyo Wariye Jamal Cusman dhigay

Muqdisho 19/10/2012  (SDN) – Waxaa Maantay Magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax ka dhan ah Wargeyska “Guardian” iyo Wariye Jamal Cusmaan oo 11kii bishaan Qoraal kasoo qoray Saxaafadda SoomaaliyeedBanaanbaxaani oo ey ka kasoo qeyb galeen dhamaan Wariyeyaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho iyo gobolada ayaa looga soo horjeeday Maqaal oo uu Qoray Wariyo lagu Magacaabo Jamaal Cusmaan […]

Posted in Sports | Read More »

Wasiir Duur Oo ka Waramaya Xaaladda Amni Ee Dalka, Hawlgalada Ciidamada Ee Habeenkii, Arrimihii Ugu Adkaa Ee Soo Maray Iyo Qodobo Kale

Hargaysa 19/10/2012 ( Xigasho Wargaysa  Geeska Afrika)- Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa ka xogwaramay amaanka dalka, hawlgalada baadhitaan ee ay muddooyinkan dambe saqada dhexe sameeyaan ciidamada Boolisku iyo arrimo kale. Wasiirka arimaha gudahu waxa uu arimahan kaga hadlay waraysi gaar ah oo uu xafiiskiisa ku siiyay wargayska Geeska Afrika, waxaanu ugu danbayntii […]

Posted in Sports | Read More »

Ivory Coast 2-0 Ku Khaarijisey Sinigal Isu Bedesheyna Fawdo.SAWIRO)

Dhakaar-Oct-14-2014-qurbejoognews.com-Asxaabtay falanqeynta ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneyaa  ciyaar dhexmartey Ivery Coast iyo Sinigaal oo isu bedeshey fawdad. Haddaba ciyaartan oo ka tirsaneyd isreeb-reebka koobka qaaradda Afrika (Cup Of Nation) ayaa caasimadda wadanka Sinigaal ee Dhakaar ayaa waxa ka dhacdey ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhex martey xulka Ivory Coast iyo xulka Sinigaal. Ciyaartan […]

Posted in Sports | Read More »

Tartankii Kubada Kolayga ee Kooxaha Heerka Labaad oo Galay Semi Final

Hargeysa Oct 07,2012(SDN/Hubaal)-Tartankii kubada kolayga ee kooxaha heerka labaad ayaa galay marxaladiisii labaad ee semifinalka waxaana iskugu soo hadhay afarta kooxeed ee Asluubta, Abarso Tech, Jigjiga Yar iyo Ahmed Gurey. Tartankan oo uu hirgaliyay xidhiidhka Kubada Kolayga iyo wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaraha oo ay maaligalisay Hay’ada Mercy Corps oo soo marisay Dallada Dhalinyarada ee SONYO […]

Posted in Sports | Read More »