Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Yugaandha oo 2-1 Ku Furdaamisey Kiiniya (CECAFA FINAL 2012)

Kambaala-Dec-9-2012- qurbejoognews.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu galabta ku qaadaadhigeynaa koobkii bariga iyo bartamaha Afrika oo lagu kala faraxashey. Waxaa si habsami ah ugu soo gabagboobey koobkii Bariga iyo Bartamaha ee ka socdey carigaa    ugaandha siiba magaalo madaxdiisa ee Kambaala. Haddaba waxaa ciuaatii kama dambeysta ahay foodda isla galey xulka Yugaandha oo ciyaaraha martigalisey iyo dariskooda ee […]

Posted in Sports | Read More »

Baraamij la magacbaxay Wadaniyada oo laga furay guriga shaqalaha waxa soo abaabulay Abwaan Axda

Hargaysa Dec8/12 (SDN)Waxa maanta lagu qabtay hawlka guriga shaqalaha xaflad aad u balaaran oo loga hadlayo wadaniyada oo lagu wacyi galinayo bulshada reer somaliland oo uu soo qaban qabiyey Abwaan Axmed Cabdilaahi Axda oo ka mida qurbojooga somaliland ee dalkooda dib ugu soo labtay lana yimid fikrad wacan oo dadka lagu barayo wadaniyada , munasabadan […]

Posted in Sports | Read More »

Kobe Bryant(La Lakers) Ebed Ugu Da’yar Dhaliyey 30,000 Dhibcood.

Los-Anegels-Dec-06-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxeynu maanta ku jibaxeynaa xiddiga reer La-Lakers KOBE BRYANT oo calafsadey laacibka NBA-da ugu yar oo dhaliyey (30’000) oo dhibcood. Kobe oo u baahnaa 13-an dhibcood uu ku gaadho (30-000 )-oo dhibcood waxayna riyadaasi u rumoodey xalay ciyaartii ay la yeesheen kooxda New Orleans ugana badiyeen 103-87,waxaana rikoodhkan horey u dhigay,Kareem Abdul […]

Posted in Sports | Read More »

Gudiga Olombikada Caalamka (IOC) oo Ganaaxdey Xiriirka Olombikada Hindiya (IOA).Maxayse Ku Suustey.

New-Delhi-Dec-5-2120-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa gudiga caalamka Olombikada(International Olympic Committee) oo ka joojisey ama ganaaxdey xiriirka Olombiyada India(Indian Olympic Association). Haddaba gudiga caalamka olombikadu(IOC) qodobka ay u cuskadeen in laga joojiyo Indiyaa ciyaaraha olombikada waxay tahay musuqmaasuq hadheeyey madaxdooda iyo iyaga oo soo dhameystiriwaayey shuruudihii laga rabey ay kaga qeybgali lahaayeen ciyaaraha Olombikada. […]

Posted in Sports | Read More »

Xiddigii Reer Kansas City(CHIEFS)Jovan Belcher oo Xaaskiisii Khaarijiyey isna israaciyey(SAWIRO)

Kansas City-Dec-03-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa xiddiga Cansas City(CHIEFS) JOVAN BELCHER 00 xaaskiisii toogosho ku diley isna iskhaarijiyey. Laacibka reer Mareykan una ciyaara Naadiga kubadda lugta (American Football) ee Kansas City Chiefs ayaa muran farabadan oo dhexmarey isaga iyo xaskiisa oo lagu magacaabo (Kasandra Perkins) Kasbadey inuu khaarijiyo. Haddaba sababta uu ku diley waxay […]

Posted in Sports | Read More »

Xulka Tansaaniya oo 7-0 Ku Sagootisey Xulka Soomaaliya Muxuuse Galabsadey?

OTTAWA-Dec-2nd-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xulka Soomaaliya oo laga dhigtey halaq mareen ee muxuu galabsadey? Akhyaartay sida eynu la wada socono waxaa si habsami ah ugua socda Kambaala koobkii kubadda cagta ee bariga iyo bartamha Afrika (CECAFA),haddaba Soomaaliya waxaa uga qebgaley xul ku sheeq oo la soo lugooyey. Lama arag lamana maqal xul […]

Posted in Sports | Read More »

Ciyaaryahan Beckham Muxuu kala tegay Mareykanka?

Los Angeles Dec 02,2012(SDN)-Ciyaar yahan David Beckham ayaa mudo shan sano ah ka dib waxa uu soo gunaanaday ciyaarihii kiyoo ku guleystay horyaalkii labaad. Kooxda LA Galaxy ayaa 2007dii ku guuleysatay in ay Bekham keento Mareykankaoo la doonayay in daawashada iyo ciyaarida kubdda Cagta kor loo qaado. Taa waxa todobaatameeyadii ku guuldarystay Boqorka kubadda cagta  […]

Posted in Sports | Read More »

Laacibka Lionel Messi oo ku dhow inuu jabiyo rikodhka gool dhalinta caalamka

Barcelona Nov 26,2012(SDN)-Kooxda Barcelona ayaa 4:0 ku dhirbaxadey kooxda Levante, ciyaar maanta dhexmartey oo ka mida Ciyaaraha koobka La Liga ee dalka Spaina. Hadaba laacibka Lionel Messi oo caalamka looga yaaqano mishiinka kubada cagtaa ayaa 2 gool oo goolaasha ka mida qeybtii danbe ee Ciyaarka ku luley shabaga goolka kooxda Levante, waxaaney labadaasi gool noqonayaan […]

Posted in Sports | Read More »

Man United oo 3-1 Ku Khaarijisey QPR

Old  Trafford-Nov-25-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu galabta ku eegeynaa ciyaar  aad u xiisa badneyd kana tirsanaeyd horyaalka ka socda carigaa Ingiriiska( Premier League) dhexmarteyna Man united iyo Queens Park  Rangers. Runtii ciyaartan oo aad iyo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne aad u badan oo garoonka soo buuxiyey iyo dabcaan waxaana halkaa […]

Posted in Sports | Read More »

Tery Henry oo laga yaabo in uu kooxdiisii hore ee Arsenal u ciyaari doono

Paris Nov 22,2012(SDN)-Laacibka Thierry Henry oo imika dadiisu tahey 35 jir ayaa wuxuu bilaabey inuu mar kale la tababarto kooxdiisii hore ee Arsenal, waxaan dhici karta in Macalinka kooxdaas Arsene Wenger  uu Henry  u qondanayo soo noqosho cusub. “Haa wuu nala tababartaa, lakiin ma garanyo inaan sameyn doono inuu kooxda u ciyaaro bilowga sanadka cusub. […]

Posted in Sports | Read More »