Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Uefa-Dec-21-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku kiciyeynaa isku aadka koobka yurub iyo afar naadi oo aan ogahay maxaa kala haysta. Alaaba koobka qaaradda Yurub (UEFA) wuxuu aad us oo shaacbaxaa 16-ka naadi ee isku soo hadha,runtiina waa koob aad iyo aad u xiisa badan. Haddaba xiddiga reer Portugal Christino Ronaldo oo u ciyaari jirey Man United […]
Posted in Sports | Read More »
Dec-20-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxamineynaa Fifa oo cirka ku laashey 86-dii Gool uu dhaliyey xiddiga reer Argentiin iyo Barcelona LIONEL MESSI,markii ay soo ifbaxeen xiddigo ka horeeyey isaga oo dhaliyey Goolal ka badan kuwa uu dhaliyey. Haddaba wiigagii aynu soo dhaafney buubuunis badan oo ka soo butaacaysey Argebtina,Barcelona,miidiyaha iyo taageerayaashiisa oo ku saabsanaa […]
Posted in Sports | Read More »
Nyon Dec 20 2012 (SDN)–Isku aadka wareega 16ka Uefa Champions League ayaa la sameeyey iyadoo uu ka dhacay magaalada Nyon, ee dalka Switzerland maanta oo Khamiis ah. Kooxda heysata horyaalka Primera Division Real Madrid ayaa wajihi doonta kooxda Ingiriiska ah ee Manchester Uniyed, Cristiano Ronaldo ayaana kusoo laaban doona garoonkii uu ku barbaaray ee Old […]
Posted in Sports | Read More »
Liverpool Dec 20 20120 (SDN)— Xidiga da’yar ee Raheem Sterling una ciyaara kooxda Liverpool ee ka dhisan horyaalka Ingiriiska ayaa waxa uu ogolaady in uu heshiis cusub oo 5-sano ah uu u saxiixo kooxdiisa. 18-sano jirkan ayaa lafilayaa in uu qalnka duldhigo 5-sano oo heshiis kaasi oo ka soo hormari doona Ciida Kirismiska. Sterling ayaa […]
Posted in Sports | Read More »
Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa xiddiga reer Zambia ahna Kabtanka xulka qaranka Christopher Katonga ayaa ku guuleystey abaalmarinta ciyaaryahanka Afrika ee sannadkan 2012. Xiddigan ayaa wuxuu ka mid ahaa ciyaaryahano caan ah horeyna ugu guuleystey abaalmarintan waxaana ka mid ahaa Didier Drogba,Yaya Toure,Demba Ba,iyo Younes Belhanda waanu ka guuuleystey. Akhyaartay liiskan waxaa ku […]
Posted in Sports | Read More »
Zambia-Dec-16-2012-qurbejoognews.com- Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxynu maanta ku xiddigii reer Zambia Godfrey Chitalu oo hakiyey mucjisada kubadda cagta ee qarnigan MESSI markii ay soo baxdey inuu dhaliyey 86-Gool,laakiin waxaa hsdhuudhlaha ku darey Chitalu oo uruursdey 107-Gool sannadihii 70-nadii. Haddaba Godfrey Chitalu muxuu ahaa,wuxuu dhashay sannadkii 1947 Bishii Oktoobar 22-dii,kuna dhashey Luanshya oo waqooyiga Rodhiishya,wuxuuna dhintey April-27-1993(Age […]
Posted in Sports | Read More »
London Dec 14 2012 (SDN)- Khadka dhexe ee Kooxda Manchester City Gareth Barry ayaa laga mamnuucay hal kulan iyo 8,000 bown oo ganaax kaddib markii uu qirtay in uu Aqlaaqdaro sameeyay sida FA Ingiriiska laga soo xigtay. Tani ayaa macnaheeda uu noqonaya in xidigu uu seegi doono Kulanka Sabtida ee Kooxdiisa horyaalka Premier League ay […]
Posted in Sports | Read More »
Baladweyne Dec 13 2012 (SDN)- Tabaraha Ciyaartoyda ku dheesha Magaca gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay bilaabeen tababaro ay ugu diyaar garoobayaan ka qeybgalka Koobka gobolada dalka oo dhawaan la filayo in uu ka furmo Gobolka Banaadir. Maxamed Cabdulaahi Buraale oo loo yaqaano Raaxeeye ayaa tilmaamay in diyaar garow xoogan ay ugu jiraan tartanka gobolada […]
Posted in Sports | Read More »
Canada-Dec-12-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku bidhaamineynaa Kabtanka(CAPTAIN) xulka qaranka kubadda cagta ee kanada(DUMARKA) SINCALIR oo loow magacaabey xiddigadda Sannadka(Player Of The Year) iyo abaamarinta(Lou Marsh Awards). 29-tan jirkan kana soo jeeda Burnaby B,C -Sinclair ayaa waxaa u magacaabey ciyaayahanada Sannadka Canadian Soccer Association(CSA) waxaana u foodey xagga Miidiyaha(Canadian Media) 50%- iyo tababarayaasha Kanada(Canadian Coaches) 50%. […]
Posted in Sports | Read More »
Kambaala-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xulkii Ereteriya uga qeybgaley tartankii koobka bariga iyo bartamaha Afrika(CECAFA) oo iska dhiibey Yugaandha(Political Asylum). Xulkan kubadda cagta ee Ereteriya oo ka koobna 18-ban iskugu jira ciyaartooy iyo madax ayaa go’aansadey ineyna dib ugu noqon waddankoodii una sheegtey dawladda Yugaandha iyo Qaraamada Midoobey (United Nation ) in waddankoodu […]
Posted in Sports | Read More »