Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Jan-03-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxeynu maanta ku jaleeceynaa xiddigii reer Holland ee barisamaadkii (Johan Cruf) oo riyadiisii huleeshey. Haddaba wax badan ayaan maqaaladeydii hore uga soo qaatey Cruf taariikhdiisii laacibnimo iyo tababarnimo,wuxuu qarka u saaranyahay inuu gabiahaanba inuu ka dhexbaxo ciyaaraha xanuunu dartiis. Saaxiibayaal 65-an jirkan ayaa u horseedey naadiga weyn ee Barcelone ciyaarta casrigan ama […]
Posted in Sports | Read More »
Isagoo ah wakiil buuxa oo ka socda xiriirka kubada cagta Africa ee CAF ayaa khabiir ka socda xiriirka Kubada cagta Soomaaliya Dr. Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan farey) oo horayna u ahaa garsoore heer FIFA waxaa uu u socdaali doonaa dalka ku yaala waqooyi bari ee qaarada Africa Eritrea si uu usoo indha indheeyo garoomada kubada […]
Posted in Sports | Read More »
Muqdisho Dec 29 2012 (SDN)—Iyadoo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta uu culeys ku saarayo ciidamada nabad ilaalinta AMISOM in ay ka guuraan garoonka kubada cagta Stadium Muqdisho ayaa xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed Cabdi Qani Saciid Carab, Cali Cabdi Maxamed (Shiine) oo xubin ka ah guddiga fulinta xiriirka iyo Lex Vander oo ah kabiirka hada […]
Posted in Sports | Read More »
New York-Dec-29-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta jaleeceynaa Tababarihii kooxda kubadda koleyga ee Brooklyn Nets (NBA) Avery Johnson oo shaqadii laga eryey muxuuse galabsadey? Haddaba tababarahan oo runtii ahaa xiddigihii barasamaadkii ee reer Mareykan Avery Johnson ayaa kooxo kala gaddisan soo tababarey,sannadii 2006-na waxaa loo magacaabey Tababarihii sannadka wuxuuna macalin u ahaa Dallas Mavericks. Akhyaartay runtii […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 28 Dec (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Qasriga Madaxtooyada Waxa uu hada Kulan kula leeyahay Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran ee Sida rasmiga ah loo Gudoonsiiyay Shahaadada Muujinaysa inay yihiin Sadexda Xisbi ee dalku yeelanayo Tobanka Sanno ee soo socda. Kulankan oo aan weli waxa war ahi ka […]
Posted in Sports | Read More »
London Dec 25 2012 (SDN)- Boxing Day waxaa si kooban loogu maneyn karaa dhanka mashquulka ciyaaraha marka laga eego Maalmaha lagu nasto fiirsiga Ciyaarha Ingiriiska oo si isdaba joog ah u dhaca marka fasaxa ciida Kirismiska lagu jiro. Waa maalmo mashquulka Ciiyaaraha kubada cagta Ingiriisku uu gaaro meelaha ugu sareeya waxaana wada kasta oo maagaalooyin […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 25.Dec (SDN) Wasiirul Dawlaha Nabadaynta ee Gobolada Bari Mudane Kayse Cabdi Yuusuf ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Widh Widh ee Gobolka Buuhoodle oo uu kormeer hawleed ku tagay. Wasiirul dawlaha Nabadaynta ee Gobolada Bari ee Somaliland ayaa ujeedada Socdaalkiisu waxay salka ku haysaa sidii uu uga qayb gali lahaa Shir […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa SDN 25 Dec : Hay’adda shaqaalaha dawladda ee JSL ayaa war qoraal ah oo ay maanta ka soo saareen xaruntooda guud ee Magaalada Hargaysa waxay ku wargeliyeen dhamaan wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa banana ee dalka inay shaqaalahooda gobolada ku diyaariyaan goobaha shaqada iyadoo guddi ka tisan hay’adda shaqaalahu ay kormeer ugu bixi doonto […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 25 Dec.(SDN) Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada balligubadle oo manta yeeshay fadhigoodii ugu horeeyey ee rasmi ah ayaa ka dib markii la dhaariyey waxay doorteen Mayor-ka iyo Mayor ku xigeenka cusub ee ay yeelan doonto magaaladaasi . Fadhiga oo ay soo xaadireen xubnaha sadex iyo tobanka ah ee xildhibaanada golaha deegaanka waxaana goobjoog […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 24.Dec (SDN) Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa maanta kulan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida isla markaana ku wargaliyay inuu socdaal caafimaad ku tagayo Wadanka Dibadiisa. Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan oo kulankaas kadib Saxaafada kula hadlayay Xarunta Golaha Guurtida ayaa iftiimiyay […]
Posted in Sports | Read More »