Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Fifa-Jan-11-2012-qurbejoog.com-Asxaabtay maqaalkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxamineynaa (International Federation Of Assossiation-Fifa) oo ka mabnuucdey xulka qaranka ee kubaddea cagta Suuriya iney ka qeybgalaan koobka kubadda cagta Aduunka ee ka dhicidoona Brazil 2014-ka,sababtu maxay tahay? Haddaba ciyaar ka tirsaneyd is reeb-reebka koobka kubadda cagta ee Aduunka waxaa madaxa isla galey xulka Suuriya iyo xulka Tajikistan labadii […]
Posted in Sports | Read More »
Wasaarada Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay lacago badan ay ku abaalmarinayso cidii soo gudbisa xogaha la xiriira Muwaadiniin Sudaniis ah oo la rumeysan yahay in ay ku sugan yihiin dalka Soomaaliya. Wasaarada Arrimaha Dibadabada ayaa sheegtay in 5-milyan oo doolarka Maraykanka ah ay ku bixin doonto cidii keenta macluumaadka la xiriira […]
Posted in Sports | Read More »
London Jan 10,2012(SDN)-Warbixin ay daabacday hay’ad UK ku taal ayaa lagu sheegay in Raashinka Dunida kala la qubo iyada oo dunida ay ka jirto raashin yari. Warbixintan oo ay daabacday Hay’ada Mechanical Engineers ayaa lagu sheegay in sababo kal duwan loo qubo raashinka Dunida. Raashinka la qubo ee Galbeedka aya aintiisa badan sabata loo qubo tahay […]
Posted in Sports | Read More »
Abuja-Jan-09-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa Tababaraha xulka Nigeria Stephen Keshi oo dhaleeceyn tosha uga tuurey tababarayaasha caddanka ah ee u soo qadhaab tegey Afrika. Keshi wuxuu ka dhwaajiyey,walow uu Tababaraha reer France Herve Renard ee xulka qaranka Zambia ku guuleystey Cup Of Nation 2012-kii,laakiin waxaan gocanayaa inaana shaqadayada la soo jaleeceyn. Waxa kale oo […]
Posted in Sports | Read More »
Saudi Arabia-Jan-09-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku qoorasaneynaa tababaraha xulka qaranka kubadda cagta ee Saudi Arabia Frank Rijkaard. Asxaabtay sida aynu ka wada dheregsanahay Rijkaard oo ka mid ahaa xiddigihii Barasamaadkii u soo kifaaxay wadankiisa Holland. Rijkaard wuxuu kale uu ku guuleystey Laba horyaal oo Spanish League 5-tii sanno uu tababaraha u ahaa Naadiga weyn […]
Posted in Sports | Read More »
Muqdisho Jan 09 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan waaberi oo ku sugan xarunta FIFA uuna wehlinayo wasiirka sportiga dalkaasi Dr Jaamac Cilmi Cukiye ayaa balan qaaday in uu xooga saari doono horumarinta kubada cagta ee iskuulada iyo tan gabdhaha, waxaana uu hadalkaasi ka sheegay kulankii ugu horeeyay ee uu la […]
Posted in Sports | Read More »
Zurich-Jan-07-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxeynu ku lafagureynaa mucjisada kubadda cagta ee qarnigan(Lionel Messi) oo ku guleystey markii afaraad oo isku xigta abaalmarinta (The Fifa Ballon D’Or Award). 25-tan jirkan reer Argentin Messi ayaa loo gartey ama loo xuley inuu ciyaaryahanka kubadda cagta u fiican Koonkan aynu ku nool nahay ee ilaahay abuurtey . Mucjisadani waxaa la […]
Posted in Sports | Read More »
London Jan 05 2013 (SDN)– Weeraryahanka reer Senegal ee Ba oo Jimcadii si rasmi ah ugu biiray kooxda Chelsea ayaa labo gool caawa ka dhaliyay Kooxda yar ee Southampton kulan ka tirsanaa tartanka FA Cup ee Ingiriiska laga ciyaaro.
Posted in Sports | Read More »
London Jan 04 2013 (SDN)-Kooxda kubada Cagta ee Chelsea ayaa la soo wareegtay weerar yahanka Reer Senegal ee Demba Ba kaasi oo ay la gaartay heshiis ku kacaya 3-sano iyo bar. 27-sano jirkan ayaa ka soo tagay kooxda Newcastle ee isla horyaalka Ingiriiska waxana tani ay noqoneysaa hormar weyn oo ay kooxda Chelsea ka sameynayso […]
Posted in Sports | Read More »
London-Jan-04-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa Kabtankii hore ee xulka Ingiriiska ahna Kabtanka kooxda calankeedu sii dhacayo ee Chelsea John Terry oo dhaawac ka soo kabanla. Haddaba Tababaraha naadiga Chelsea Rafa Benitez ayaa ka dhawaajiyey inuuna wax fikrad ah ka haysanin wakhtiga uu Terry ka kaban doono dhaawacaa soo gaadhey. Kabtankii hore ee Ingiriiska […]
Posted in Sports | Read More »