Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
London-Apr-10-2016 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku laacayna horyaalka Ingiriiska oo kooxihii tunka weynaa oo rajo beeshey. Haddaba naadiga Leicester oo bahweynta ciyaaraha jecel maabkaba ugu jirin inay kaalimaha hore timaado ayaaba sanka u saran iney ku guuleysato horyaalka. Leicester waxay ku hogaamineysaa horyaala 72-tan dhibcood waxaana sanka ku haysa Tottenham oo leh 65 […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Pernambuco Stadium-Mar-27-2016(SDN/QJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku iftiimineynaa is reeb-reebka koobka kubadda cagta ee aduunka 2018 oo si xasaasi ah ugu socda Waqooyiga Ameerika. Haddaba ciyaar aad loo sugayey ayaa waxa isku hirdiyey xulka Brazil iyo xulka Uruguay daawo waxay kala macaasheen. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@Hotmail.com
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London-Mar-20-2016 (SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula baqooleynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo uu si xasaasi ah uga socda horyaalka (Premier League) waxaana sanka isku wadahaya Leicaster,Tottenham,Arsenal,Man City iyo Man United. Haddaba ciyaartii xiisaha badneyd ee la wadasugayey waxaa isku nafbeeley labada naadi ee aay xurguftu ka dhaxayso Man United iyo man City,bal aaynu eegno […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Spain-Mar-14-2016 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka ka amar tukaaleeya wadanka Isbaanishka laguna magacaabo La Liga. Haddaba badanka koobabka laga ciyaaro dalkaas aalaba waxaa ku guuleysta labada naadi ee ugu tunka weyn Barcelona iyo Real Madrid. Walow Barcelona aay ku hogaamineyso dhibco badan hadana Real Madrid waxay haabhabaneysaa kaalinta afaraad. Bal aynu daawano […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London-Mar-06-2016 (SDN/QJ)Saaxiibayaal qormadeenaa ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa horyaalka Ingiriiska oo u muuqda in 3-da naadi ee hogaaminaya aay ruqaasan la’yihiin,waxaana soo wajahay badis la’aan iyo bar-bardh badan. Bal daawada Man City oo kooxaha qaarkood casar dheer khaarigin jiren oo iyadii lagu dhibco badsanayo. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@Hotmail.com
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London-Feb-28-2016(SDN/QJ) Akhyaatay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska oo maraya meel xasaasi ah. Ciyaartan oo lawada sugaayey buunbuuniskeedana socdey wiigaggii aynu soo dhaafney,waxaana isku mudhbaxay Man United iyo Arsenal. Haddaba bal aynu daawano Man United oo horyaalka kaga jirta kaalinta 4-aad iyo Arsenal oo ku jirta kaalinta 3-aad goolashii aay iskugu awood sheegteen. W/Q […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Londdon-Feb-28-2016(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa koobkii Fa Cup oo lagy kala faraxashey. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badneyd oo aay ka soo qeybgaleen dadweyne aad u badan waxaana foodda isla galey Man City iyo Liver Pool. Ciyaartan oo ahayd kama dambeys (FINAL) dooneyna inaan ka hordhaco daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa — Wefti ka socday dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hoggaaminayay guddoomiye-xigeenka rugta ganacsiga Somaliland Md. Jamaal Caydiid Ibraahim oo ka tirsan ganacsatada Somaliland, ayaa diiday inay ka qayb galaan shirka loogu magac daray shirka Heerka Sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka ee bahwadaagta la ah, kaas oo ku qabsoomay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. […]
Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London-Feb-21-2016(SDN/QJ)Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa koobka Fa Cup oo aalaaba la ciyaaro inta uu horyaalku socdo Premier League. Haddaba ciyaar ka tirsaneyd koobka Fa Cup,waxaa foodda isla galey labada naadi ee ugu tunka weyn Ingiriiska walow aay kaga jiraan horyaalka meel aan u cuntamin,bal daawo sida aay iskugu nafbaxeen. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com.
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xog-hayihii hore ee Qaramada Midoobay, Boutros Boutros-Ghali, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, sida uu sheegay Madaxa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Boutros-Ghali oo 93-jir ahaa ayaa waxaa tan iyo Toddobaadkii hore uu ku jiray Isbitaal ku yaalla Magaalada Qaahira halkaasoo loo daweynayay xanuun lasoo darsay. Sidoo kale, Boutros-Ghali ayaa ka […]
Posted in Sports | Read More »