Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Johnhansburg-Feb-11-201qurbejoognews.com-Akhyaartay qubnaheena iyo maanta waxaynu ku eegeynaa horyaalkii koobka Afirka oo lagu kala faataxaystey. Koobkii xulka qaramada Afirka ayaa mardhaweyd ku soo gabagaboobey caiga South Afrika waxaana ciyaartii kama dambeysta ahyd foodda isla galay xulka Nigeria iyo xulka Burkiia Faso. Ciyaatan oo ay ka soo qeybgaleen dadweyna caga-cageynay 78,000 cabcan waxaana ka maqneyn taageerayaasha labada […]
Posted in Sports | Read More »
Moses Mabhida Stadium,Durban-Feb-06-2013,qurbejoognews.com. Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleecayna dabcan koobka horyaalka Afrika Cup Of Nation oo lagu kala faataxaystey. Waxaa maanta oo arbaco ahayd Feb 06 foodda isla galay Borkina faso vs Ghana iyo Nigeria vs Mali. Haddaba haddii anu soo qaadanao ciyaatii ugu horeysey oo runtii aad iyo aad u xiisa badneyd waxay […]
Posted in Sports | Read More »
(South Africa-Cup Of Nations-2013)-Feb-05-2013-qurbejoognews.com. Saaxiibayaal barnaamikeena ciyaaraha waxaynu maanta ku qaadadhigeynaa maxaa kala haysta afrta xul ee iskugu soo hadhey (Semi Final-ka) ee ka dhici doona berito oo Arbaco ah(Wenesday) Feb-06-2013? Haddaba afartan xul oo kala ah Mali vs Nigeria iyo Ghana vs Borkina Faso. Koobkan horyaalka ee qaraamada Afrika ayaa jawi kale yeeshey,markii xulalka […]
Posted in Sports | Read More »
New Orleans Louisiana,Feb-04-2o13-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa ciyaartii finalka ahayd ee dhex martey Baltimore Ravans And San Fransisco 49ers. Intii aanciyaartu bilaaban ayaa dadweynaha garoonka soo buuxuyei korna u dhaafey 70,000 kun ayaa xusey duufaantii ka dhacdey New Orleans ee (KATRINA) oo kalaaftey hooy la’aana ku riidey dad kor u dhaafey 20,000. Ciyaartan oo […]
Posted in Sports | Read More »
Nelson Mandela Bay Stadium-Feb-02-2013-qurbejoognews.com-Akhyarrtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureyna dabcan horyaalka Afrika oo la soo guda galey Semi Final. Haddaba iyada oo biloodey Semi Finalkii xulkii laga badiyaana waxuu u baqoolidoona xaafadahoodii. Saaxiibayaal labada xul ee maanta inoo furey foodana isla gaey waa Ghana iyo Cote Verde waxaana ka soo qeyb galaey dadweyne aan la soo […]
Posted in Sports | Read More »
Paris Feb 01 2013 (SDN)– Xidigii hore ee xulka qaranka Ingiriiska iyo kooxaha Manchester united iyo Realmadrid David Beckham ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax lacag mushahar ah ka qaadandoonin kooxdiisa cusub eek u biiray oo ah Paris Saint German, asagoona intaas raaciyey in waxa ay siiyaan uu ku bixindoono inuu ugu tabaruco hay’adaha ka […]
Posted in Sports | Read More »
Rome-Jan-30-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxay maanta ku falanqeyneyna Balotelli oo u hayaamey xagaa iyo AC Milan markii Man city aay iska iibisey. Mario Balotelli ayaa wakhtigiisi ka dhamaadey Talaadadii shaley aheyd markii maamulku isku raacay in ciyaaryahanka dhiigkarka qaba ee reer Talyaani u masaafuriyaan AC Milan waxayna ku iibiyeen 20-Million oo Euros. Tababaraha Man City Roberto […]
Posted in Sports | Read More »
Nelspruit-South Africa-Jan-29-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceyna Libaaxyadii horyaalka Afrika ee Zambia oo hadhuudhlaha lagu darey. Zambia Farxaddii sannadkii hore waxay isu bedeshey owhin iyo tiiranyo badan,waana markii ugu horeysey xul difaacanaya horyaalka qaaradda Afrika wareega hore ku hadha. Haddaba labadan ciyaarood ee maanta la ciyaarey ayaa foodda waxa islagaley Burkina Faso iyo Zambia,iyo […]
Posted in Sports | Read More »
Port Elezabeth-South Africa-Jan-29-2013-qurbejoognews.com-Akhyartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku qadaadhigeynaa Ghana oo samarsiisey Niger iyo quarter Finalkii oo la soo guda galey. Haddaba shacabweynaha ciyaaraha jecel waxay sadaalinayaan in xulka Ghana qarka u saaranyahay inuu ku guuleysto Koobka Afrika (Cap Of Nation) Saadaashan waxay diiradda ugu sareen waa xulka aan wali laga badin saddedii ciyaarood aay […]
Posted in Sports | Read More »
Melbourne-Australian Open-Jan-27-2013-qurbejoognews.com-Saxiibayaal Barnaamijkeena ciyaaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa Novak Djokovic oo ku guuleystey Australian Open Grand Slam. Novak ayaa xalay saqdii dhexe soo gunaanadey shaqadiisii markii uu ka guuleystey Andy Murray,waana markii sadexaad oo isku xigta uu Novak hantiyey koobkan. Movak oo muddo badan saaxiib ahaayeen Andy Murray ayay ahay markii labaad oo final […]
Posted in Sports | Read More »