Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
London-Old Trafford-May-08-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku ula kacaynaa Tababarihii Man United Alex Ferguson oo ka dhawaajiyey inuu shaqadiisii Tababarinimo ka fadhiistey(Retirement). 71-kow jirkan Alex Ferguson ayaan shaki ku jirin inuu u soo kifaaxay Naaddiga weyn ee aduunka ka caanka ah waa Man United,wuxuuna la soo dalaa dhacay 27-tan sannadood. Wuxuu calfadey inuu ku guuleysto 13-ban […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa May 03,2013(SDN)-Qudbadii Alle Ha U Naxariistee Madaxwaynii Hore Ee Dalka Mohamed X Ibrahin Cigaal. 1997 Kii. “Habeena Kuma Seexan Baabuurki Sahra-Tuugo Ayaa Salaan Kaa Qadan Iyado Ciidanka Ku Jirta, M/Wayni Hore Cigaal Alloow Ku Naxariiso…
Posted in Sports | Read More »
Camp Nou-Champions League-May 01-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku macasalaameyneynaa Barcelona iyo madrid oo guryahoodii loo kala direy. Ciyaar aad u caajis badan ayaa waxaa ku kala faraxashey Baecelona iy6o Bayren Munich oo la waayey halyeyadii Barcelona meel ay cidhib iyo jaan dhigeen. Barcelona oo ka soo kabanl’a 4-tii gool ee Germany lagu soo sagootiyey ayaa […]
Posted in Sports | Read More »
Kooxda Blaugrana ayaa caawa dooneysa in ay taariikh dhigto marka ay Bayern Munich ku soo dhaweyso Garoonkeeda Camp Nou. Wiilasha Tito Vilanova ayaaa rajeynaya in ay sameeyaan mid kamid dib u soo kabashadoodii ugu fiicneyn taariikh marka ay caawa marti qaadan kooxda Camp Nou. Daafca Barcelona Adriano ayaa dib ugu soo laaban doona kooxdiisa kaddib […]
Posted in Sports | Read More »
Spain-Santigo Bernebeu Stadium-Tue-Aprill-30-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafa gureynaa Real Madrid iyo Borussia Dortmund oo lugtii labaad ku kala baxay. Haddaba ciyraatan oo la wada sugaayey ayaa lugtii hore waxay todobaadkii hore ka dhacdey carigaa germany waxaana 4-1 lagu soo khaarijiyey Real Madrid. Akhyaartay lugtii labaad ee lugu kala bixi lahaa waxay galabta ka dhacdey […]
Posted in Sports | Read More »
Kooxda Macalin Jurgen Klopp ayaa 4-1 ku soo garaacday Kooxda Reer Spain Todobaadkii la soo dhaafay, waxaana uu rajeynayaa in uu shaqada uu ugu soo baxayo finalka Champions League uu ku soo gunaanuda Bernabeu Caawa. Laakiin Real Madrid ayaa ah Awood aan la iska Indha tirikarin oo ku dheeleysa Gurigeeda, waxaana laga yabaa in ay […]
Posted in Sports | Read More »
Uefa Champions League Semi Finals-Aprill-26-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Ahyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineyna xagga qaladdu uga timid labadii naadi ee reer Spain aduunkana caanka ka ahaa oo min afar gool guryahoodii ula caraabey waana Barcelona iyo Real Madrid. Haddaba goolashaa badan yaa dhabarka u saarey jawaabtu waa Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo iyana reer Germany ah. Todobaadkii […]
Posted in Sports | Read More »
London April 24 2013 (SDN)—- Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa laga mamnuuay ciyaaraha 10-kulan sida ay shaaciyeen xiriirka Kubada Cagta Ingiriiska ee FA-da. Luis Suarez ayaa ganaaxan culus muteystay kaddib markii uu qaniinay daafaca kooxda Chelsea Branislav Ivanovic ciyaartii 2-2 ku so dhamaatay e ka dhacday Garoonka Anfild. 26-sano jirkan ayaa falkaasi ka raali […]
Posted in Sports | Read More »
Kampala SDN) Gudomiyaha guud ee ardayda reer somaliland ee dalka ugandha ayaa waxa uu na soo gadhsiiyey warsaxafadeed uu ku magacabay gudi ka kooban sagaal xubnood oo cilmi baadhis jamacadaha kala duwan eee ardayad reer somaliland wax ka bartaan , ay ka soo samayndoonan xaaladooda iyou kuur galba ah midaas oo sida uu gudomiyhu noo […]
Posted in Sports | Read More »
Uefa Cup-Aprill-23-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku miyirsaneynaa afartii naadi ee iskugu soo hadhay Semi Finalka,oo kala ah Barcelona vs Bayern Munich iyo Real Madrid vs Durmond. Haddaba lugtii ugu horeysey oo foodda isla galeen Barcelona iyo Bayern Munich yey dhirbaaxadu ku dhacdey? Saaxiibayaal Semi Finalkan oo aynu muddo sugeyney isku naf baxay Bayern iyo […]
Posted in Sports | Read More »