Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
St Moritz Aug 05,2013(SDN)-Orayahanka Mo Farah oo haatan ku jira diyaar garoowgiisii u danbeeyay ee u isugu diyaarinayay Ciyaaraha World championship ee lagu qabanayo Moscow ayaa sheegay in uu la beratami doono Orodyahanka dunida ugu dheereeya ee Usain Bolt. Mo Farah oo haatan ku gudo jira todobaadkiisii u danbeeyay ee diyaargarowga horyaalka Dunida kuna sugan […]
Posted in Sports | Read More »
Doha-Qatar-Aug-01-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ula qaxaynaa xagaa iyo carigaa Qadar oo xiddiggi reer Ecuador Christian Benitez una ciyaara naadiga AL-jaish Club ayaa afweynta dhulka darsadey,markii uu wadnahu istaagey. Meydkii Christian Benitez ayaa loo qaadey wadankiisii Khamiistii ,markii aynu saddexdii cisho ee aynu soo dhaafney uu ku dhintey dalka Qadar caasimaddiisa Doha. Christian Benitez oo naaneystiisa […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa July 29,2013(SDN)-Gollaha Guurtida Soomaaliland ayaa abaalmarino kala duwan siisay Baanka Aduunka io Hay’ado iyo ashqaas kale oo reer Somaliland ah. Gollaha Guurtida Somaliland ayaa wax qabad ku micneysay abaalmarinada ay bixisay,DAAWO.
Posted in Sports | Read More »
Malawi-July-27-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa xagaa iyo Bari Africa Malawi. Xiriirka kubadda cagta ee Malawi (Football Association of Malawi) ayaa manta shaaca ka qaadey iney heleen tababare cusub oo reer Belgian ah una tababari doona xulkooda qaranka laba bilood oo taburucaad ah (Volunteer). Haddaba tababarahan oo lagu magacaabo Saintfiet oo isagu ka dhawaajiyey […]
Posted in Sports | Read More »
Boorama 26.July (SDN) Dr Cali Sh.Cumar oo ah Agaasimaha Waaxda Caafimaadka ee Wasaarada Caafimaadka ayaa Kormeer ku soo maray Goobaha uu Talaalka Dabayshu ka Socdo ee Degmada Boorama. Waxaa agaasimaha Kormeerkan ku Wehelinayay Isu duwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Awdal Dr C.raxmaan Jaamac Hadi iyo Xidhiidhiyaha Waaxda Talaalka ee Wasaarada Caafimaadka Abiib Aadan Nuur iyagoo […]
Posted in Sports | Read More »
Gothenburg-Sweden=July-24-2013-qurbejooognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xaggaa iyo cariga Sweden oo si habsami ah uga socdo koobka horyaalka Yurub ee Dumarka(Uefa Women’s Euro 2013). Haddaba ciyaarahan oo soo galay Semi Finals,waxaana u soo baxay Germany oo ay foodda isla galeen iyo Dunmark iyo Norway. Sweden oo koobkan marti galisey ayaa hadalhayntu u badneyd in xulka […]
Posted in Sports | Read More »
halkan ka dhegayso Eng.faysal cali waraabe oo difaacay Golaha wadatashiga
Posted in Sports | Read More »
Fiorentina-Italy-July-19-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku soo qaadaneyna kala iibsiga ciyaartooyda oo si xawli ah uga socda daafaha aduunka. Alaaba naadiyada waaweyn ayaa wakhtiyada xagaaga ee fasaxyada lagu jiro ayaa waxay ku tartamaan ciyaartooy kala iibsiga. Haddaba waxaynu maanta booqaneynaa xaggaa iyo Talyaaniga siiba Fiorentinia oo xiddigoodii reer Montonegro Stevan Jovetic ka iibisey Man City […]
Posted in Sports | Read More »
TIMIKA-Indonesia Sep-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula caraabeynaa xagaa iyo carigaa Induuniisia. 17-an qofood ayaa ku dhimatey oo ay 12-an dumar yihiin 38-eed kalana way ku dhaawacmeen,markii laba ciyaaryahan oo feedhtamayey(Boxing Mach) taageerayashoodii kuraas isku tuurid bilaabeen. Ciyaartan oo ka dhacdey garoon ku yaala magaalo yar oo la yidhaahdo Nabire kana mid ah Induniisia ayaa […]
Posted in Sports | Read More »
Toronto July 15,2013(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil ayaa Jawaab ka bixiyay tixdii Denleyda aheyd ee uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mucaaridkiisa u tiriyay. Abwaan Cabdilaahi ayaa sidoo kale Jawaab ka bixiyay eed uu dhawaan Wasiir Xirsi u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhexyar.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD UDHEGEYSATO JAWAABTA DENLEYDII […]
Posted in Sports | Read More »