Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
London-Oct-26-2013-(SDN)-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska iyo Yaya Toure oo afka furtey,markii taageerayaasha Russia ugu yeedheen daanyeer ciyaar dhexmartey Man City iyo CSKA oo ka dhacdey Moskow. Ciyaar aad u xiisa badneyd oo ka dhacdey magaalo madaxds Russiaa ee Moscow,dhex marteyna Man City iyo CSKA kana tirsaneyd Champion League ayaa 2-1 […]
Posted in Sports | Read More »
London-Oct-23-2013-(SDN)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadadeynaa Manager-kii ama Tababarihii ka qaxay Man-United Alex Ferguson oo ku sheegey Book uu qorey inuu David Beckham Man United iskaga tago sababtu maxay tahay? Alex Ferguson dhawaajintaa uu ka dhawaajiyey inuu David Beckham oo ahaan jirey Kabtankii xulka England inuu Man United ka tago wuxuu isu maleeyey inuu […]
Posted in Sports | Read More »
(SDN)-Oct-21-2012-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa isreeb-reebka koobka kubadda cagta aduunka oo wadamana aay ka shubeen qaarna ay u hayaamayaan Brazil. Haddii aynu ku horeynu isreebreebka ka aloosan Yurub,waxaa xusud mudan Bosnia oo markii ugu horeysey u soo baxdey koobka kubadda cagta aduunka ee lagu qaban doono Brazil 2014-ka markii aay 1-0 uga badisey Lithuania […]
Posted in Sports | Read More »
Addis Ababa-Oct-20-2013-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa Nigeria oo ku eedeysey in la soo weerey baskii ay la socdeen xulka Nigeria ciyaartoyna kaga dhaawacmeen iyo Ethiopia oo beenisey. Xiriirka kubadda cagta ee Nigeria (NFF) ayaa ka dhawaajiyey in taageerayaash Itoobia soo weerareen Baskii xulku la socdeen kagana dhaawacmey ciyaaryahanka khadka dhexe ka qadhaabta […]
Posted in Sports | Read More »
Spain-Oct-15-2013-(SDN)-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleeceynaa xiddiga reer France Frank Ribery ayaa ku guuleystey abaalmarinta Ballon D’Or 2013,lakiin Rolando muxuu ka cadhoodey? Aalaaba abaalmarintan loo yaqaan Ballon D’Or waxaa sannadkaba la gudoonsiiya xili ciyaareedka koobka Yurub ciyaaryahanka ugu fiican sannadkaa. Abaalmarintan waxaa hore ugu guuleystey 4-jeer xiddiga reer Argentine Lionel Messi,min saddex jeerna waxaa kala […]
Posted in Sports | Read More »
Mozambique-Oct-12-2013- (SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaaiyo Afrika iyo Wasiirka Shaqaalaha ee Mozambique Helena Taipo oo cambaareysey Tababare Portaqiis ah oo aflagaadeeyey dalka. Tababarahan oo lagu magacaabo Diamantino Miranda macalina u ah kooxda Costa do sol Club kana dhisan caasimadda Maputo,waa inuu Sabtida ka baxaa waddanka sidaana waxaa ka dhawaajisey Helena. Bishii aynu soo […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-Oct-11-2013-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku jibaaxaynaa ciyaar aad u xiiso badneyd oo ay foodda isla galeen Flamengo iyo International kana tirsaneyd horyaalka ka holcaya dalkaa Brazil. Ciyaartan oo aan waxaba la isu reeban ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne heehaabaya 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada kooxood. Ciyaartan oo ku bilaabatay weerer badan oo aay […]
Posted in Sports | Read More »
Muqdisho, October 10, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin amniga dalka iyo howlgalada ciidanka xooga ee gobolada, howlgalkii Baraawe ay ka fuliyeen ciidamo Mareykanka iyo shirkii 38-aad ee […]
Posted in Sports | Read More »
London-Oct-07-2013-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxanu ku soo qaadaneynaa xiddigii reer Kamiruun Samule Eto’o oo ka soo haajirey naadi ka mid ah naadiyada ka hawlgala magaalada Moscow lguna magacaabo (ANZHI) ayaa u soo hayaamay naadiga Chalsea muxuuse ku soo kordhin doonaa? Haddaba laacibkan oo ku soo can baxay Cup of Nation,Inter Milan iyo Barcelona,wuxuuna la soo […]
Posted in Sports | Read More »
Barcelona-Oct-3,2013-(SDN)-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku jaleeceynaa mucjisada kubadda cagta ee aduunka Lionel Messi iyo Aabihiis Gorje Messi oo lunsadey canshuurihii 2007-2009 ee carigaa Spain. Xiddigan 26-tan jirka ah ee reer Argentine iyo Barcelonna iyo Aabihiis ayaa goradda ugu jira M4 oo Euros ($4.5m) oo canshuur isdabamarin ah. Messi iyo Aabihiisna waxay ka dhawaajiyeen ineyna shuqul […]
Posted in Sports | Read More »