Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Brazil-15-June-2014(SDN) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta ee aduunku si habsami ah u socdo galeyna maalintiisii 3-aad,laga badiyeyna xulal loo hanweynaa. Haddaba aynu gudagalno labadii ciyaarood ee ugu xiisaha badneyd ee maanta la ciyaarey waxaa foodda isla galey Colombiya vs Gereece iyo Costa Rico vs Uruguay. Uruguay […]
Posted in Sports | Read More »
San Paulo-12-June-2014-((SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo cariga Brazil uu maanta ka furmey koobka kubadda cagta ee aduunka 2014 waxaana ciyaartii furitaanka ku aftaxay Brazil oo marti galinta iskale iyo Coatia. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badney ayaa laga daawanayey koonkan ilaahay abuurtey iyo Talafishanada,waxa kale oo ka soo qeybgaley dadweyne […]
Posted in Sports | Read More »
Sidan miyey kula tahay? Side ayey ahaan lhayd hadii aanay jirin is baddelka habeenkii iyo maalintii, oo lagu jir lahaa uun habeen ama maalin? Waynu naqaanaa sida wax loo cuno laakiin waxaa inaga huruda oo aanaynu toosinin firfircoonidii iyo kartidii aynu ku soo barbaarney (Creativity) waxaan halkan rabaa inaan kuugu soo tabiyo hogo tusaaleeyana, sidii […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-11-June-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireyaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta ee aduunka ka furmi doona barito oo khamiis ah,haddaba mudaharaadada ka socda caasimadda Brazil (San Paulo) maxay saameyn ku yeelan doontaa? Saaxiibayaal waxaynu ka wada dheregsanahay in koobka kubadda cagta ee aduunka aay ka soo qeybgali doonaan 32-ba dawladood […]
Posted in Sports | Read More »
Ankara:June,08,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud ayaa la sheegayaa inuu iska Dhegotiray ka qaybgalka Munaasibadda Dhaarta Maanta Dalka Masar loogu samaynayo Madaxweynaha cusub ee Siisi. Turkiga ayaa madaxweyne Xasan us oo jeediyey inaanu ka qaygelin Munaasibaddaas, isla-markaana aanu qayb ka noqon waxa ay Dawladaha qaarkood aaminsan yihiin ee ah inuu dalkaasi ka dhacay Afgembi buuxa oo […]
Posted in Sports | Read More »
London-31-May-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa tababaraha reer Holland Van Gaal oo loo magacaabey tababaraha cusub ee Man United halka uu ku dhamaado koobka kubadda cagta ee aduunka. 62-ba jirkan Van Gaal oo koobab badan ku soo guuleystey intii uu soo tababarayey naadiyada kala ah Bayern Munich,Barcelona iyo Ajax,wuxuuna badali doonaa David Moye oo […]
Posted in Sports | Read More »
Toronto-25-May-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa wareysi uu SNTV-gu la yeeshey gool hayihii Horseed ee beri samaadkii (JAAHUUR) mar uu booqosho ku tegey Toronto,si fiicana aay ciyaartooydii hore u soo dhaweeyeen.
Posted in Sports | Read More »
Lisbon-24-May-2014-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo caasimadda Portugal ee Lisbon oo kala faraxashey horyaalkii Yurub (Champion League 2014). Ciyaar aad u xiisa badneyd ahaydna (Champion League Final} ayaa foodda waxaa is darey labada naadi ee isku magaalada Real Madrid iyo Atletico Madrid) waxaana ka soo qeybgale dadweyne aan la qiyaasi karin iyo taageerayaasha […]
Posted in Sports | Read More »
Nairobi:May,24,2014(SDN/QJ)-Ururka Alshabaab ayaa Shacabka usoo bandhigay Baabuur iyo Hub fudud oo ay lahaayeen ciidamada Kenya, kaas oo ay sheegeen inay Gudaha Kenya kasoo afduubteen. Gaadhigan ayaa ah kuwa ay ciidamda Kenya caanka ku yihiin, waxana ay Al-shabaabku tilmaameen inay Meelo Gudaha Kenya ah xoog kaga soo kaxaysteen Waxa kale oo ay Shabaabku soo Bandhigeen dadkii […]
Posted in Sports | Read More »
The newest addition to the EUNavFor task force off the Horn of Africa is the Dutch frigate HNLMS De Zeven Provencien. She joined the Operation Atalanta fleet this week. She joins current flagship FGS Brandenburg from the Kriegsmarine, the French frigate FS Floreal, the Meteoro Class offshore patrol vessel ESPS Relampago and the Kriegsmarine replenishment […]
Posted in Sports | Read More »