Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Brazil-25-June-2014- (SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa koobka kubadda cagta ee aduunka ee ka socda dalka Brazil oo wareegii hore ilaa bari soo gabagaboobayo,waxaynu ogsoonahay xulal aad loogu kalsoon yahay horeyna ugu guuleystey koobka kubadda cagta ee aduunka iney u haajireen guryahoodii sida Spain,Italy iyo Ingiriiska. Haddaba xulalkaa hadhay ee aaynu soo xusney waxay […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-24-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil iyo xulal ka shubay, qaar jarka ka laalaada,kuwa dhoola caddeynayaa iyo Suarez oo mar saddexaadkii qaniiyadiisii sii wata. Akhyaartay koobkii kubadda cagta ayaa wareegiisii hore gabagabo ku dhaw oo aay ka soo qeybgaleen 32-ba dawladood,wareegga labbaadna waxaa foodda isla […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-22-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta aduunka oo sidii loogu talagaley u socda,waxaana maanta soxaadireyArgentin,Iran,Germany,Ghana,Nigeria iyo bosnia oo foodda isla wada galey. Haddii aaynu soo qaadano ciyaatii dhexmartey Argentin iyo Iran ayaa u muuqatey ciyaar caajis ah walow fursado loo filanayey goolal isku lumiyeen xulka Iran […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-20-June-2014(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadda ciyaaraha maanta waxaynu ku turxaamineynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil oo aay qaarna ka jaqaafiyeen qaar kalana aay foolanayaan, haddaba maxaa kala haysta Uruguay iyo Italy oo min hal ciyaar laga soo badiyey. Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay dhexmartay maanta Costa Rica iyo Italy waxaana ka soo […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-19-June-2014 (SDN) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka oo si habsami ah uga socda garoomada kala gadisan ee delkaa Brazil iyo Spain,Cameroon,Greece,Australia iyo Ingiriiska oo diyaarsanaya shandadahoodii una baqoolaya guryahoodii markii aay wareegii hore ku guuldareysteen. Haddaba labadii ciyaaroo ee maanta ugu xiisaha badneyd waxaaa isku awood sheegtey Ivory Coast,Colombiya,Uruguay […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-18-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Brazil oo xulal daaqadda ka baxeen iyo qaar kale oo wadnaha farta ku haya. Waxaynu ka war qabnaa iney koobkan kubadda cagta ee aduunka aay ka soo qeybgaleen 32-ba dawladood ,wareegga horana waxaa ka soo baxaya 16-ban,yaa haddaba ka shubey? Haddaba hadeynu soo qaadano labadii ciyaarood […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-16 June-2014 (SDN) Asxaabtay faaladeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo cariga brazil oo uu koobka cagta aduunku ka socdo isaga oo maalintiisii 5-aad galey waxaana foodda isla galey oo kala badiyeen sidatan.Germany-4-Portugal-0-,Iran-0-Nigeria-o-,Usa-2-Ghana-1. Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxaa madaxa isla galey xulka USA iyo Ghana. Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa gool aan la filaneyn […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil June 16-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdheynaa xagaa iyo cariga Brazil oo uu si habsami ah uga socdo koobka kubadda cagta ee aduunka oo galey maalintiisii 4-aad,waxaaana foodda maanta islagaley Equador vs Swisserland,France vs Honduras,Argentin iyo Bosnia. Haddaba haddii aynu gudagalno ciyaartii uga xiisaha badneyd oo aay ka soo qeibgaleen dadwene aad u […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-13-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxanu ula haajireynaa xagaa iyo Brazil oo koobkii kubadda cagta uu si habsami ah ugu socdo,isaga oo maalintiisii labaad galey iyo xulka Holland oo goolal fara badan ku qarqisey xulka Spain. Haddaba shaley oo ciyaartii ugu horeysey lagu furey waxaynu ogsoonahay iney Brazil 3-1 ugu badisey Coartia,maantana Mixco 1 Camerom 0 […]
Posted in Sports | Read More »
15-June-2014(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka ka socda Brazil iyo xulka Italy,England,Ivory Coast iyo Japan oo aan waxba isu reeban. Haddii aaynu soo qaadano ciyaartii dhexmartey Italy iyo England oo runtii aad u xiiso badneyd la wada sugeyna ayaan waxba la isu reeban xag farsamo,difaac,iyo weerar badan oo la […]
Posted in Sports | Read More »