Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Hargeisa 3/7/2014 Waxa Maanta Magaalada Hargeisa Shir Jaraa,Id Maayaraka Degmada Salaxlaxy Iyo Qaar Ka Mida Xildhibanada Golaha Deganka Salaxlay Ayaa Maanata Qaadacay Go,Aankii Wasarada Arimaha Guduhu Ku Xukuntay Muarnkii Dhulka Muada Badani Soo Taagna ………. Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbo Joog concat@somalidiaporanews.com
Posted in Sports | Read More »
Brazil-03-June-(SDN) Saaxiibayaal todobaadkan iyo ciyaaraha ka babanaya carigaa Brazil ee koobka kubadda cagta aduunka ayeynu ku bidhaamineynaa 8-da xul ee iskugu soo hadhey iyo mucjisooyinka lagu arkey intii uu socdey koobkani. Haddii aynu ku bilowno bishii aynu soo dhaafney ee June waxaa ku soo xaadirey dalkaa Brazil 32-wadan oo ka kala yimid daafaha aduunka wadan […]
Posted in Sports | Read More »
Washington July 03,2014(SDN/QJ)-Ciyaaryahanka Tim Howard ee u ciyaara kooxda kubedda cagta ee qaranka Mareykanka ayaa wacdarihii uu ka dhigay ciyaartii ay shalay la yeesheen kooxda Belgium waxa uu ku muteystay amaan faro badan. Tim ayaa ciyaartii shalay waxa uu 16 jeer badbaadiyay goolka Mareykanka isla markaana waxa uu dhiirigeliyay saaxiibadii oo loo itaal sheegtay. Kooxda […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil July 02,2014(SDN/QJ)- Gudida anshaxa ee wasaaarada ciyaaraha dalka Cameroon ayaa baaritaan ku sameynaya ilaa todobo ka mid ah ciyaaryahanada dalkaas eek a qeybgalay tartaka ciyaaraha aduunka eek a socda Brazil. Warbaahinta BBC-da ayaa intii aaney bilaaban ciyaartii Cameroon iyo Croatia waxa loo sheegay natiijada ciyaartaa iyo in ciyaaryahan la siin doono casaan. “Ilaa todobo […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa:01,Julay,2014(SDN/QJ)-Kulan Maanta layskugu keenayay Maayarada Magaalooyinka Hargaysa iyo Sallaxley,ayaa lagu kala kacay ka dib markii Labadii dhinac Midkood uu Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ku Eedeeyay inuu yahay Masuul aan go’aan gaadhi Karin. Kulanka Maanta oo Xildhibaanada Labada Gole Degaan ay ku wehelinyaan Odayaal dhex dhexaadin ka waday labada Dhinac,ayaa lagu qabtay Xarunta Wsaaradda Arimaha Gudaha […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-30-June-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxayn ku soo qaadaneynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda carigaa Brazil ayaa wareegii labaad ee 16-ka xul iskugu soo hadheen durbadiiba 6-lix-ka dhaqaajiyeen. Haddaba lixda ilaa iyo hadda quarter Final-ka u soo baxay waa Brazil,Colombia,Netherland,Costa Rica,France iyo Germany,waxaana soo sideedeyn doona Labada xul ee bari soo badiya,Argentin,SUI,USA iyo Belgum,haddii […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-28-June-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu xagaa iyo caasimadda Brazil ee Rio de-janrio oo ciyaari ku dhexmartay xulka Colombia iyo Uruguay kana tirsaneyd koobka kubbadda cagta ee aduunka oo ahaa wareegii labaad ,labadan xul ayaa ka shubaya kii laga badiyo. Xulka Uruguay ayaa waxaa ka maqnaa xiddiga aay ku dhaantaan ee Suarez oo Fifa ganaaxdey markii […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-28-June-2014(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa wareegii labaad ee kubadda cagta aduunka kana socda dalkaa barazil ayaa waxaa ku aftaxay Brazil oo gurigooda marti loogu yahay iyo Chile,xulkii laga badiyana daaqadda ayuu ka baxayaa . Bal haddaba dib aynu u jaleecno ciyaartii dhexmartey Brazil iyo Chile oo runtii ahayd ciyaar aad u adag […]
Posted in Sports | Read More »
hargeisa june 28/ 2014 (SDN/QJ ) Wasiirka Duulista Iyo Hawadda Hay’adda Qaramadda Midoobay U Qaabilsan Hawadda ACIO Ay U Gudbiyaan Dalab Ku Aadan In Ay Somaliland Si Toos Ah U Maamulato Hawadeeda. Xukuumadda Somaliland Iyo Dawlada Fadaraalka Somaliya Ayaa Dhawaan Sheegay Inay Ka Baxeen Heshiiskii Hawadad Hore Ay Ugu Wada-Gaadheen Dalka Turkiga. Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aaadan […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-28- June-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo lagu kala qaxay wareegii kowaad iyo wareega labaad sida aay u wada ciyaari doonaan. Akhyaartay koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil ayaa wareegii kowaad ee soo gabagaboobey ayaan la filaneyn iney shubaan wadamo ku caan ahaa kubadda cagta ee […]
Posted in Sports | Read More »