Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Indianapolis-08-Aug-2014-(SDN-Q/J) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleeceynaa ciyaaryahanka kubadda koleyga ee naadiga Portland Trai Blazers Greg Oden oo jeelka loo taxaabey markii uu saaxibaddii feedh raaxada kaga qaadey. Inta badan ciyaartooyda ka ciyaarta ciyaaraha kala duwan Mareykanka ayaa badanaaba dhexmakhuurta dambiyaal kala duwan. Hadaba dhacdadan qabsatey Greg Oden ayaa ka bilaabantey markii uu muran badani […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-03-AUG-2014-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa xiddiggii reer Brazil iyo Barcelona Neymar oo soo kamey dhaawicii ka soo gaadhey koobkii kubadda cagta ee aduunka una safan doona naadigiisii Barcelona oo la ciyaari dooona naadi ka mid ah naadiya dalka Meixco Aug 18-da. Naymar oo runtii ahaa lafdhabarkii xulka Brazil ayaan calfan inuu […]
Posted in Sports | Read More »
Ottawa-28-July-2014-(SDN-QJ) Saaxiibayaal Goolhayihii hore ee Horseed iyo xulka qaranka (Jaahuur) ayaa farxadda ciidul fidriga halkan ugu diraya dhamaanba ciyaartooydii cuslaatey,kuwa cusub,bahweynta Soomaaliyeed ee ciyaaraha jecel iyo muslimiinta meel kasta aay joogaan,ku ciida farxad ciiddan ciiddeeda kale ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Bash-Bash iyo Barwaaqo. Wa bilaahi Towfiiq.
Posted in Sports | Read More »
Glasgow-27-July-2014-(SDN/QJ) Asxaabtay todobaadkan iyo ciyaaraheena waxaynu ula safreynaa xagaa iyo dalka Scotland & Wales oo aay ka furmeen ciyaarihii wadamada barwaaqa sooranka (Commonwealth Games) waxaana ka soo qeybgaley 71. Orodyahanka Mo Faarax ee labada biladood ee dahabka horey u qaatay ayaa sheegay inuu ka haray cayaaraha waddamada barwaaqo sooranka ah ee ka socda Scotland. Arrintan […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-23-July-2014-(SDN-QJ)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa Brazil oo u soo habro wacatey Dunga inuu tababare u noqdo xulka Brazil markii uu jab iyo hoog ka raacdey 7-1 gool xulka Germany uga badiyey koobkii aduunka ee carigooda lagu qabtey,wuxuuna bedeley tababarihii iscasiley (Luiz Felipe Scolari) iyo xiddigga reer Colombia oo ku soo biiret Real Madrid (Rodriguez […]
Posted in Sports | Read More »
Chelsea-20-July-2014- Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa naadiga Chalsea oo soo xerogashatey ciyaartooy cusub oo aduunka ka caan ah iyo qaar aay ka takhalostey, maxayse ku soo kordhin doonaan kuwa cusubi? Aalaaba wakhtiyada xagaaga ee badanaaba naadiyadu ama ciyaartooydu marka aay ku jiraan nasashada inta uuna bilaamin xili ciyaareedku waxay ku hardimaan kala iibsiga ciyaartooyda […]
Posted in Sports | Read More »
Qurbejoognews.com-16-July-2014- Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa waxyaabihii xulalka Afirka u matalayey ka qabsadey koobkii kubadda cagta ee aduunka ee ka dhacay dalkaa Brazil 2014. Marka ugu horeysa waxaa ayaan daro ah laba xul oo ka mid ahaa xulalkii qaaradda Afrika u matalayey iney dhexdooda isku qacan qaadaan ciyaarta dhexdeeda iyo lagu nasbeynayo iney […]
Posted in Sports | Read More »
Berlin 15.July 2014 (SDN/QJ)- Koob Aduunka oo ay Kuguulaysteen Xulka Qaranka Waddanka Jarmalka ayaa Saaka Arootii Hore Kasoo Dagay Madaarka Caalamiga ah ee Maglaada Caasimada ah ee Berlin, Kumaan Taageerayaa Ayaa iskugu Soo Baxay Barxada Way Brandenburg Tor ee Barlin Halkaas oo ay Qaab Toosa uga Daanab Deenaan Dabaal Dega iyo Soodhawaynta Koobka Aduunka oo […]
Posted in Sports | Read More »
Burco:July,15,2014(SDN/QJ)-Iskaashatada Gaadiidka u kala Goosha Burco iyo Hargeysa, ayaa si weyn cabasho uga Muujiyey Gaadiidka Shirkadda East and West oo ay ku eedeeyeen inay xukuumaddu kooto ugu xidhay Istaankaas. Iskaashatadan ayaa maalintii shalay iskugu soo baxay Mudaharaad ay kaga cabanayaan Shirkadaas oo ku sheegayaan in loo xidhay Fursadihii ay ku rakaabsan jireen Gaadiidka u kala […]
Posted in Sports | Read More »
Brazil-12-July-2014-(SDN) Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku eegeyna koobkii kubadda cagta ee aduunka oo uu kulan kaliya ka hadhey kaas oo madaxa isla gali doonaan Germany iyo Argentina’ Haddii aaynu yara jaleecno xulka Brazil ee aay masiibadu ku dhacdey ayaa bahweynta ciyaarha jecel iyo kuwa falaqeeyaba waxay u aaneynayaan inuu khaladku ka yimid tababaraha iyo dadkii […]
Posted in Sports | Read More »