Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Halkan Ka Daawo:Cali Waran Cade Iyo Jeni Yare Oo Soo Ururiyey Odayal Taageraya Diiwan Galinta Muranku Ka Taagn yahay

Hargeisa 16/9/2014(SDN/QJ)Badhasaabka Gobalka maroodijex  jeeni yare  ayaa saaka kulan la qaatay qaar  ka mida odayaasha gobalkani  maroodijex  isgaoo gudoomiuhu kala hadllaayey diiwan galinta madaiga oo dhawaan qarr  kamida odayaasha gobalkani ay  qaadacen diwan galintasi  oo ay shegen inay deganadoda la keni karin  ilaa sadexda xisbi qaran isku raacan moyane iyagoo odayashani ugu baaqay xisbiyada qaranka […]

Posted in Sports | Read More »

Halkan ka daawo: Xisbiga Wadani Oo Qadacay Labada Diiwan-Galinod Ee Dhakada La Iska Saaray Taagerayaashiisana Ugu Baaqay Inanay Ka Qaybgalin

Hargeisa 11/9/2014 (SDN/QJ)xisbiga wadani  oo maanta  qaadacday  diiwangalintii madaniga ahaa iaygoo sheegay  inay  xukuumadu kaga baxday  balantii iyo iyo dalab ay  xukuumada kaga dalbanayaan inay labada diiwangalinood kala qaadan sidoo kale ugu baaqay  guud ahaan inaanay  ka qayb galin diiwan galinta madaniga ah

Posted in Sports | Read More »

Xiddigihii Kubadda Cagta Aduunka ee Raqayada Ahaa oo Aay Ka Mid Yihiin Maradoona Iyo Baggio oo Ciyaar Ku Xusey Nabadda Qaza(DAAWO) By Jaahuur.

Rome-04-Sep-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qaormadeena ciyaarha waxaynu ula beegsaneynaa xagaa iyo cariga Talyaaniga caasimadooda (ROME) oo aay ka dhacdey ciyaar aad iyo aad xiisa badan laguna xusayey nabad ka dhalata Qaza ee yuhuudu ku gumaadey masaakiinta reer falstiin. Ciyaartan oo aay ka soo qeyb galeen dadweyne aan la soo koobi kareyn. Haddaba ciyaaryahanada cuslaatey ee xiddidihii aduunka […]

Posted in Sports | Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Iclaamiyay Xiliga Ay Caasimada Somaliland Helayso Biyo Ku Filan.

Hargaysa 1/9/2014(SDN/QJ)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Cukuse ayaa sheegay in Mashruucyo Biyaha Hargeysa lagu balaadhinayo marayaan gabo-gabo islamarkaana sanadka 2015-ka Hargeysa helayso Biyo ku filan. Wasiirka oo faah-faahin ka bixinayay kulan ay yeesheen Guddida horumarinta Biyaha Hargeysa, wasaaradda Biyaha iyo Shirkadda Imaaraadka ee Wadda Mashruuc biyaha lagu balaadhinayo oo Imaaraadku ku deeqay ayaa sheegay in […]

Posted in Sports | Read More »

Xiddigii Reer Kaamiruun Albert Abosse oo u Geeriyoodey Dagax Qoorta looga Dhuftey Mar uu Ciyaar Ku Jirey (DAAWO) By Jaahuur.

Algeria-31-Aug-2014-(SDN/QJ)Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu haajireynaa xagaa iyo Algeria oo xiddiggii reer Kamiroon Albert Abosse una ciyaara naadiga JS Kabylie ayaa u geeriyoodey dhagax laga soo tuurey taageerayaash mar uu ciyaar ku jirey. 24-tan jirkan Albert Ebosse ayaa dhimashadiisa laga dhawaajiyey mar loo qaadey cisbitaal ku yaala Tizi Ouzou oo bariga ka xiga caasimadda Algeria ee […]

Posted in Sports | Read More »

Dalka Senegal Oo Laga Helay Cudurka Dilaaga Ah Ee Ebola

Senegal  30/8/2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Senegal Ayaa Waxay Xaqiijisay Qofkii Ugu Horeeyey Dalkaasi Ee Uu Ku Dhoco Cudurka Ebola, Taasi Oo Ka Dhigaysa Senegal Waddankii Shanaad Ee Galbeedka Afrika Ku Yaala Ee Uu Gaaro Cudurkan Ebola.   Liberia-Na Waxay Sheegtay In Ay Xayiraada Ka Qaadi Doonto Xaafad Isku Raran Ah Oo Ay Karantiishay, Kaddib Markii Halkaas […]

Posted in Sports | Read More »

DAAWO 10-Ka Gool ee Ugu Nasakhsan Kana Dhashey Qaar Ka Mid Ah Goolwadayaasha Aduunka Ugu Caansan.(By Jaahuur)

qurbejoog.com-28-Aug-2014-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa 10-gool ee aduunka sida dhayalsiga uga dhasheen goolwalayaasha aduunka ugu caansan. Horeyna waxaynu u soo daawaney goolashii ugu quruda badnaa ee koobkii cagta ee aduunka ka dhacay dalkaa Brazil. jjahuur@qurbejoog.com.

Posted in Sports | Read More »

Libya oo Ka Tanaasushey (Africa Cup of Nation) Maxay Qoonsatey? (By Jaahuur)

Libya-24-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo Libya oo ka cabatay in koobka horyaalka Afrika lagu qabto dalkeeda sannadka 2017-ka  sababna aay ka dhigteen dagaalo aay isku feenteen awgeed. Xidhiidhka kubadda cagta ee Afrika (CAF) ayaa ku marti qaadey kuwii u diyaar ah tartanka. Waddankii jecel inuu qabto tartanka koobkan waxay haystaan ilaa […]

Posted in Sports | Read More »

Xiddigii Reer Italy Balotelli oo u Ruqaansadey Xagaa Iyo Liver Pool. (By Jaahuur).

London-23-Aug-2014-(SDN/GJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu jaan dhigeynaa xiddigga reer Italy Balotelli oo u ruqaansadey xagaa iyo Liver Pool,markii aay kala soo wareegeen Ac Milan kuna soo iibsatey 16,000,000(GINI-BOUND) 24-tan jirkan Balotelli, ayaa u xaadiridoona todobaadkiiba  lacag ku dhow £120,000. Kooxda Liverpool ayaa la sheegayaa in Balotelli ay ka xaqiijisay hab dhaqan wanaagsan oo garoonka iyo dibadiisaba ah.walow taageerayaal […]

Posted in Sports | Read More »

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Talyaaniga ee (FIGC) Carlo Tavecchio oo Badhitaan Ku Socdo Maxaa Lagu Suusey?. By Jaahuur.

Rome-21-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdheynaa xagaa iyo carigaa talyaaniga mar uu gudoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta ee FIGC Tavecchio oo aflagaadooyin afkiisa ka soo burqadeen. 71-jirkan Carlo Tavecchio oo u olaleynaya doorasho mar uu khudbad jeedinayey waxa afkiisa ka soo yeedhey in ciyaartooyda Afrikaanka ah (In muus cunayaal yihiin). Tavecchio wuxuu doorashada kaga adkaadey […]

Posted in Sports | Read More »