Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Saxiibayaal Waa Jaahuur oo Idin Leh Soo Noqosha Wanaagsan Iyo Patriots oo Hantidey (Super Bowl XLIX) Markii Aay 28-24 Ku Khaarijisey Seahawks. By Jaahuur.

Arizona-Feb-01-2015-(SDN-QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qadaneynaa Patiriots oo ku guuleysatey Super Bowl XL1X markii aay Seahawks ku khaarijisey 28-24. Ciyaartan oo runtii ahayd ciyaar mucjisa ah ayaan waxba la isu reeban waxaana ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac. Ciyaartan oo bilogeedii u muuqatey in qolana goolasha […]

Posted in Sports | Read More »

Daawo:Xukuumada Oo Warshadii Laydhka Hargeisa Ka Iibisay Shirkado Gaar Loo leeyahay iyadoo Dawladu Dawladu Ka Faalo Qaadi Kar

  Hargeisa 10/1/2015(SDN/QJ)madaxwayne ku xigeenka somaliland c/raxman saylici ayaa maanta ka qayb galy  munaasiba ay  wasaarada hawl;aha guud  kaga iibinayso warashadii laydhka magalada hargeisa shirkado gaar loo leeyahay Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Sports | Read More »

Did Islamic State finance flights for Minnesota recruits?

WASHINGTON Federal charges lodged Tuesday against two young members of Minnesota’s Somali community offer possible insight into how the Islamic State may be bankrolling recruits’ flights to the Middle East to join in its jihadist war. The criminal conspiracy complaint charges Abdi Nur, 20, and Abdullah Yusuf, 18, with conspiring to provide material support to […]

Posted in Sports | Read More »

Daawo: Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo Shaaciyey Xiliga Uu Xalada Soo Dhawaynta U Qabanayo Xubnihii Ugu CusCuslaa Ee Ka Soo Baxa Xisbiga Kulmiye

Hargeisa 23/11/2014(SDN/QJ)Xisbiga waani  ayaa waxa ku soo biiraya  xubnihii ugu cuscuslaa ee  ka tirsanaa xisbiga kulmiye  xilal  cukculusna ka soo qabtay  xukuumada axmec  siiranyo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiaspo

Posted in Sports | Read More »

Daawo:Qodabadii Lagu Xaliyey Khilaafkii Golaha Wakilda Somaliland Ee Gudidu Isku Xilqaantay

Hargeisa 22/11/2014(SDN/QJ)Gudidii  xalinta Khilaafka Golaha Waklada Somaliland Ayaa Saaka Go,aamo  Ka Soo  Saartay Khilaafkii Golah wakilada Somaliland hada  Halakn Ka Daawo  Qoadabadii lagu Xaliyey  Khilaafkasi Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidaisporanews.com

Posted in Sports | Read More »

Morocco oo Ka Sastey Cudurka Ebola Iyo Equatorial Guinea oo Dhabarka Saaratey Iney Marti Geliso (Cup Of Nation) By Jaahuur.

Equatorial Guinea-15-Nov-2014-(SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo bilhii aynu soo dhaafney jaahwareer ku jirey markii aay Morocco iska fogeysey in lagu qabto wadankeeda gundhigna uga dhigtey cudurka Ebola ee aafeeyey galbeedka Afrika. Haddaba xiriika kubadda cagta ee Afrika oo la dhakafaarsan waddanka aay u jaheen ahaayeen in lagu […]

Posted in Sports | Read More »

Daawo:Dhalinyarta Ururka Jiidali Oo Canbaareyey Falalkii Maalintii Shalay Aahayd ka Dhacay Magaalada Berbera

Hargeisa 5/11/2014(SDN/QJ)Dhalinyarada Ururka jiidali  oo ku hawlan  shir  wayne ay  dhalinyarada u  qabanayaan magaalada cadaado  ayaa xukuumada somaliland ay aa  iadu  aan shirkan  mawqifkeda  ka shaacin  iyadoo ay  dhalinyarada ururka jiidali shirkani qabanqaabinayaan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Sports | Read More »

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 25 October 2014(SDN/QJ)- – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Booqashadii Madaxweynaha ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyn, Shirka Maalgashiga Soomaaliya ee London lagu qabtay, Deeq Raashin ah oo la gaarsiiey Shabeelaha Dhexe, Wacyigelinta Wax […]

Posted in Sports | Read More »

Dawlada Federalka Somaliya Iyo Maamulka Putland Ayaa Heshisyo Kala Saxexday Ka Diba Markii Afar Casho Wada Hadal Uga Socday Magaalada Garowe

Garowe 14/oc/2014(SDN/QJ)Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Puntland oo afartii maalmood ee ugu dambeeyey magaalada Garowe wadahadallo uga soconayeen ayaa maanta kala saxiixday heshiis 12 qodob ka kooban. Heshiiskaas oo labada dhinac ay u kala saxiixeen Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka […]

Posted in Sports | Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan (Saylici) Ayaa Maanta Qaatay E-passport ka Cusub+Sawiro

Hargeisa 14/oc/2014(SDN/QJ)madaxwayne ku xigenka somaliland ayaa maanta  haayad laanta socdaala  ka qaatay  E-passport  cusub  oo  ay  dhawaan  xukuumada somaliland ku dhaawqday  inay joojisay  gud ahaan  passporadii  kale  ee somaliya  iyadoo maalinti shalay  ahaydna   uu taliyaha laanta socdaalku  soo bandhigay shuruudaha E-passporka  cusub  e looga baahanyahay  qofka qaadanaya iyadoo   dad  badan oo ka cabanaya ay […]

Posted in Sports | Read More »