Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Psg oo Gurigooda Ku Nagaadisey Chelsea Markii Aay Isla Dhaafiwaayeen 2-2-Una Soo Baxdey (Quarter Finalka Champion League)DAAWO- By Jaahuur.

London-Mar-12-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku soo qaadaneyna goolashii aay iskugu awood sheegteen Psg iyo Chelsea oo ciyaar aad u xiisa badneyd ku dhexmartey Chelsea garoonkooda kana tirsaneyd Champion League,waxaana ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 55,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac daawasho wanaagsan. W/qorey Jaahuur SDN/QJ

Posted in Sports | Read More »

Xiddiggii Hore ee Kubadda Koleyga New York Knicks Anthony Mason oo Naftu Ka Uguugtey-By Jaahuur.

New York-04-Mar-2015-(SDN/QJ) Saxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu  ula qaxaynaa xagaa iyo New York City oo uu ku bakhtiyey xiddiggii hore ee kubadda koleyga ee naadiga New York Knicks Athony Mason. Haddaba laacibkan oo da’diisu ahayd 48 jir dharerkiisuna ahaa 6 foot 7 ayaa ku caan baxay markii uu ciyaari jirey difaac adag iyo ribonda taas oo […]

Posted in Sports | Read More »

Garoomada Casriga Ah Loona Ekesiiyey Sida Doonyaha Looguna Talagaley Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Qatar 2022 (DAAWO) By Jaahuur.

Qatar-27-Feb-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaarha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Qatar oo lagu qaban doono koobka  kubadda cagta ee aduunka 2022 inta u dhaxeysa bilaha Nov iyo Dec. Hadaba sababtu maxay tahay loo qaban waayey June ? markii xiriirka kubadda cagta ee aduunka FIFA shir aay iskugu yimaadeen waxay isku raaceen in la qabto Nov-Dec bacdamaa […]

Posted in Sports | Read More »

Xiisad ka Dhalatay Hadal Madaxweyne ku Xigeenka Maraykanku kula hadlay Somalida ku Nool Gobolkiisa

Washington 22.Feb 2015  (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Joe Biden ayaa dhalleecayn baan loo jeediyey kadib markii hadal uu jeedinayey uu ku soo qaaday jaaliyadda SOomaalida ee deggen gobolka uu ka soo jeedo ee Delaware. Isaga oo ka hadlayey kulan ka dhacay Aqalka Cad ee Maraykanka oo lagu falanqaynayey ol’olaha dhowaan dalkaas ka bilowday ee […]

Posted in Sports | Read More »

Muxuu Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Sanaag ku Macneeyay Weerarkii Badhasaab Ramaax DAAWO?

Hargeysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ) Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay, ayaa ka warabixiyay weerarkii ay kooxda hubaysani ku qaaday Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Hayste (Ramaax).

Posted in Sports | Read More »

Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Way Mudo Dhaafeen Waxanay Hada Ku Haboontahay In La Kala Diro Xili Wararka Qar Sheegay In Gudoomiye Ciro Is Casilaayo”Gudoomiye Cali Guray

Hargeisa 18/2/2015(SDN/QN)gudoomiye ku xigeenka sadexad ee xisbiga ucid ayaa maanta ku baaqay in la kla diro golaha wakilada somaliland ooo uu shegay  inay mudo dhaafen isago sidoo kale ugu baaqay  in xukuumada somaliland doorashada xiligeeda ku qabatay Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Sports | Read More »

DAAWO 10-ka Ugu Horeeya ee Taageerayaasha Aan Miyirka Lahayn Qaabka Aay u Taageeraan Kooxohooda Yurub. By Jaahuur.

Qurbejoog.com-16-Feb-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaarha waxaynu ku turxaamineynaa 10-ka ugu horeeya ee taageerayaasha waraabowga qaba qaabka aay u taageeraan kooxohooda kubadda cagta ee Yurub (daawasho wacan). SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com

Posted in Sports | Read More »

Qaybtii Shanad ee Tariikhdiii Muhammed Ali kala soco qurbejoog

London 13Feb15(SDN/QJ) Sidaan qaybtii  4th  aan horey idinku shegnay Muhammed Ali American Govermant ku xukuntay in uusan dibada u dhoofi Karin, sababtoo ah waxa la’ogaday in taagero badan ku leeyahay dalalka aduunka,oo dhan waxa uu ka fadhiyey feeydhka mudo sadex sano iyo sided bilood 1997ilaa 1971 xisbiga jamhuuriga oo aad u cawiyey maxamed cali aya […]

Posted in Sports | Read More »

Ivory Coast Yaa Hantidey Horyaalka Qaaradda Afrika(Cup OF Nation 2015) Markii Aay 9-8 Ku Suldaartey Ghana(Rigoorayaal Penelties) Daawasho Wacan.By Jaahuur.

Malabo-09-Feb-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobkii horyaalka qaaradda Afrika oo jawaano gool ku laad ah (Penelties) lagu kala badiyey Ivory Coast 9 Ghana 8. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgaley kumayaal dadweyne ah madax iyo taageerayaasha labda wadan taas oo amaankana aad loo adkeeyey. 1992-dii ayaa Ghana iyo […]

Posted in Sports | Read More »

Xulka Ivory Coast oo Final u Soo Baxdey Markii Aay 3-1 Ku Sasabtey Congo Iyo Ghana oo Wadnaha Farta Ku Haysa (Ila Daawada Goolashii Macaanaa ee Ivory Coast) By Jaahuur.

Equatorial Guinea-Feb-05-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineyna xagaayo iyo Equatorial Guinea oo si habsami ah uga socdo koobka horyaalka Afrika (Cup of Nation). Haddaba walow la gudagaley (Semi Finals) ayaa shaley Feb-04 waxaa final u soo baxay xulka ivory Coast markii 3-1 ku macasalaameeyeen xulka R,D of Congo,maanta Feb-05 waxaa madaxa isla galidoona […]

Posted in Sports | Read More »