Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Xiddigadda Reer America ee Tenista(Tennis) Serena Williams Xili ciyareedkeedii Faraxadihii Soo Marey(Moment) Iyo Finaladii Aay Foodda Isla Galeen Walaasheed Venus Williams(DAAWO). By Jaahuur

Qurbejoog.com-Apr-07-2015 (SDN/Q j) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu u jaleeceyna dhinaca dumarka ee aduunka caanka ku ah ciyaarha. Haddaba barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa xiddingadda caanka ku ah Teenista(Tennis) ee u dhalatey Mareykanka Serena Williams guulihii farxadda badnaa ee soo marey Daawasho wacan. W/Q Jaahuur. SDN/Qj.

Posted in Sports | Read More »

Goolashii Ugu Quruxda Badnaa ee Boqorkii Kubadda cagta Aduunka (PELE) Iyo Farsamooyinka Ku Kala Duwanyihiin(Pele vs Neymar,Maradona vs Messi) DAAWO) By Jaahuur.

Qurbejoog.com-Apr-04-2015 (SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku deymooneynaa 20-kii gool ee ugu cajiibsanaa ee uu ku bashaaley Boqorka kubadda cagta aduunka Pele iyo hab ciyaareedka ku kala duwan yihiin Neymar,Pele iyo Maradona,Messi daawasho wacan.

Posted in Sports | Read More »

United States Policy to Tackle Al-Shabab

Just days after President Barack Obama announced a summer trip to Kenya, al-Shabab, the Islamist group that’s been terrorizing East Africa for years, provided a grim reminder that it remains a dangerous force and that U.S. efforts to dismantle it have fallen short. Early Thursday morning, militants stormed a university in Garissa, a city about 230 miles east […]

Posted in Sports | Read More »

50-kii Ugu Mucjisada Badnaa Xili Ciyaareedkii Micheal Jordan DAAWASO Wacan. ByJaahuur.

Qurbejoog.com-Apr-01-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta dib ugu jaleeceynaa xiddiggii kubadda koleyga ee reer Jikaago (Chicago) Micheal Jordan 50-kii ugu mucjisada badna ee ka yaabiyey aduun weynaha ee daawasho wacan. W/qorey Jaahuur SDN/QJ.

Posted in Sports | Read More »

US Military Shipment to Egypt to Defeat the Houthis

  According to the US Foreign Office, Just in time for Egypt’s military campaign against Houthi rebels in Yemen, the White House announced Tuesday it would allow shipments of U.S. fighter jets, tanks, and missiles to Cairo — reversing earlier reluctance to supply heavy aid before President Abdel Fattah al-Sisi proves he has embraced democratic reforms. […]

Posted in Sports | Read More »

Maxaa Ku Kalifey Tababaraha Xulka Germany Inuu Qolofta Siinkiisa Cuno? Iyo Dhacdooyinkii Ugu Wasakhsanaa ee Taariikhda Soo Marey Koobka K/C Aduunka.By Jaahuur.

SDN/QJ-Mar-28-2015-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa taariikhda kubadda cagta ee aduunka wax yaabihii ugu wasakhsanaa ama ugu qalafsan soo marey iyo dhacdooyin kale oo cajiib ah ee daawasho wacan hana ka caajisin Video-gu uu dheer yahaye. W/qorey Jaahuur SDN/QJ.

Posted in Sports | Read More »

Taariikhda kulamadii ugu fiicnaa ciyaarta Tenista(Tennis) Daawasho Wacan. By Jaahuur.

Tennis-27-Mar-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay Barnaamijkeena ciyaaraha inaga oo maalin walba dhinac ka eegena waxaynu manta ku soo qaadaneyna ciyaarihii ama kulamadii ugu xiisahbadnaa ee dhemarey xiddigaha ku can baxay Tennis-ta ee daawasho wacan. W/diyaariyey Jaahuur. SDN/QJ

Posted in Sports | Read More »

Asxaabtay (DAAWO) Ciyaarta Xeegada Ama Hockey-da Laga Ciyaaro Waqooyiga Ameerika Feedhadhka Aay Isku Adeegsadaan,Ilkaha Finiinaya,Sanka Jaban,Wajiyada Wada dhiigga ah,Darbiyada La Isla Eeganayo Iyo wax Yaaba Kale oo Xiisa Leh. By Jaahuur.

Hockey(NHL)25-Mar-2015-(SDN-QJ) Saaiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku bidhaamineynaa ciyaarta xeegada ama Hokida (NHL) oo aalaba laga ciyaaro waqooyiga Ameerika. Haddaba ciyaartan oo loogu tartamo koobka (Stanley Cup) ayeynu maanta ku eegeynaa feedhadhka aay isku adeegtaan,Hirdida,Sanka jaban,Ilkaha finiinaya,Wajiyada dhiigu qariyey iyo waxyaaba kale oo xiiso leh ee daawasho wacan. W/qorey Jaahuur SDN-QJ.

Posted in Sports | Read More »

Barcelona 2 Real Madrid 1 (Daawasho Wacan) Qeybtii Dambe ee Ciyaarta oo Dhameystiran. By Jaahuur.

Espain-24-Mar-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula ruqaansaneynaa xagaa iyo Espain oo uu si habsami ah uga socdo horyaalka (La Liga) Horyaalkan ka amar tukaaleeya waddanka Isbaanashka ayaa waxaad moodaa inuu dhakhtar u qorey iney badanka ku guuleystaan labada naadi ee aay ka dhaxeyso xinka badan waa Barcelona iyo Real Madrid. Barcelona ayaa ku hogaamineys […]

Posted in Sports | Read More »

MAR IDAGE ALLE HA DAGO, LABO IDAGA’SE ANAA ISDAGAY(abdirahiim Mohamed. (ina-dhago-dheere)

Hirdanka iyo loolanka siyaasadeed ee ka dhex abuurma qarankeena Somaliland marwalbooy doorashu soo dhawaato hanoqoto mid loogu tartamayo golaha degaanka,barlamaanka, iyo mida hada taagan ee madaxtooyadaba. Waxay siyaasiinta reer Somaliland awrkooda ma gudbahaa ku kicistaan dhalinta reer Somaliland lab iyo dhedigba oo ah cududa iyo xooga qarankan wax u bartay. Waxay siyaasiinta reer Somaliland ku […]

Posted in Sports | Read More »