Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Stanley Cup-May-26-2015 (SDN/QJ) ASxaabtay qormadeena ciyaarha waxaynu ula caraabeyna xaggaa iyo Waqooyiga Ameerika oo si xamaasad leh uga socdo koobka loogu magic darey Stanley Cup oo la soo gudagaley Semi Finalkiisii. Haddaba afarta kooxood ee iskugu hadhey Semi Finalka waxay kala yihiin New York Rangers vs Tamba Pay iyo Anaham Ducks vs Chicago Kalckhawks daawasho […]
Posted in Sports | Read More »
Spain-May-18-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo Spain oo lagu kala faraxashey koobka horyaalka ee ka amartukaaleeya cariga Spain (La Liga). Haddaba koobkan iyo kuwa kale oo laga ciyaaro waddanka aynu kor ku soo xusney ayaa aalaaba waxaa hantiya oo isweydaarsada labada naadi ee Barcelona iyo Real Madrid waxaana ugu wacan iyaga oo […]
Posted in Sports | Read More »
Champion League-May-07-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka qaaradda Yurub oo la isku feenanayo,waxaana isku soo hadhey Barcelona,Bayern,Real Madrid iyo Juventus soona wada ciyaarey lugtii hore (First Leg). Haddaba war iyo dhamaantii Daawasho wacan goolasha dhaliyeen xiddigaha qarnigan Messi,Neymar,iyo Ronaldo. W/Q Jaahuur, SDN/QJ.
Posted in Sports | Read More »
London-May 05-2015-(SDN/QJ) Akhyaarta qormadeena ciyaarha waxaynu bidhaamineynaa horyaalkii Ingiriiska (Premier League) oo lagu kala faraxashey. Naadiga faraha lagaga gubtey ee Chelsea oo markii 4-aad horyaalka Ingiriiska taas oo u suurtagaleysey iney soo iibsadaan xiddigaha ugu caansan aduunka sida Coasto,Doropa,Febre Gaas iyo qaar kale oo farabadan, haddaba daawasho wacan damaashaadka. W/Q Jaahuur SDN/QJ
Posted in Sports | Read More »
London 04May15(SDN/QJ) Ururka Horumarinta Ciiyaaraha ee qurbajooga Somaliland ee Uk (Somaliland Diaspora Sports development )oo dhawaan looga dhawqay wadanka Uk Casimadiisa London oo ay ku midoobeen Ciyaaryahanadii reer Somaliland ururkan ayaa guushii u horaysay ka soo hoyay ka dabib markii ay ka heleen casuumad Nadiga Mk done Milton Keynes o si heer sare u soo […]
Posted in Sports | Read More »
London-Apr-26-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa horyaalka Ingiriiska oo meel xasaasi ah maraya. Naadiga Chelsea ayaa ilaa iyo hadda hogaanka u haya halka Arsenal iyo man City kaalinta labaad isku haystaan waxaan iyna dab yar shideyn Man United oo kaalinta afaraad cidhiidsaneysa walow horyaalka ku bilowdey si caajisinimo ah. Haddab ciyaar aad u […]
Posted in Sports | Read More »
Barcelona-Apr-22-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta diiradda ku saareynaa koobka horyaalka Yurub (Champion League) oo iskugu soo biyo shubtey (Seni Finals) Ilaa iyo hadda waxaa u soo gudbey Semi Final-ka Barcelona iyo Bayren Munich,haddii aynu soo qaadano ciyaartii dhexmartey Barcelona iyo PSG waxaa 2-0 ugu deeqey Barcelona xiddigga reer Brazil Neymar oo farsamooyin hor […]
Posted in Sports | Read More »
London-Apr-15-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku qooraansaneynaa horyaalka Ingiriiska (Premier League) oo si habsami ah uga socda caarigaa Ingiriiska. Haddaba labada Naadi ee isku magaalada ah oo runtii xurgufo ka dhexeeyaan,marka aay wada ciyaarayaan waa man United iyo Man City-e ciyaar foodda aay isla galeen,walow Man United ciyaata maamulaneysey natiijadu waxay iskugu soo […]
Posted in Sports | Read More »
SDN/QJ-Apr-12-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ciyaarihii kale kaga nasaneynaa xiddigihii feedhadhka caanka ku ahaa aduunka marka aay feedhtamayaan oo aad arki doontid qaar hal feedh kaba soo kici kariwaayey ee daawasho wacan. W/Diyaariyey Jaahuur SDN/QJ.
Posted in Sports | Read More »
OTTAWA-Apr-04-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka Stanley Cup oo si habsami ah ugu socda North America,waxaa soo afjarmaya xili ciyaareedkii xagaaga. Haddaba iyada oo aay ka hadhsantahay laba-laba ciyaarood u gudbiditaanka Playoff-ka ayaa ciyaartii ugu xiisaha badned waxay dhexmartay Sanetors-ka iyo Penquins natiijada adaa arki doona ee daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ
Posted in Sports | Read More »