Soo dhawayntii Qaybaha Bulshada ee Madaxweyne Siilaanyo ee Magaalooyinka Sheekh,Berbera iyo Hargaysa SAWIRO
Hargaysa 20.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Mudo Todobaad ah Socdaal Shaqo ku soo Maray Qaar ka mid ah Gobolada Somaliland ayaa Maanta ku soo Laabtay Caasimada Hargaysa ,Kadib markii ay Saaka ka soo Kicitimeen Magaalada Burco .
Weftiga Madaxweynaha ayaa Qaybaha kala Duwan ee Bulshadu waxay Si Miisaan leh ugu soo dhaweeyeen Magaalooyinka Sheekh,Berbera iyo Caasimada hargaysa .
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com