SOMALIA: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee kasocday Muqdisho
Muqdisho,4,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa xalay War-Murtiyeed ka kooban 14-qodob laga soo saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo dhoor maalmood xarunta Madaxtooyada Soomaaliya uga socday Madaxda Dowlada Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada.
War-Murtiyeedka laga soo saaray Shirka ayaan lagu cadeyn maqaamka ay Muqdisho yeelaneyso, waxaana arintaasi loo saaray guddi mudo 60-cisho uga soo talo bixiya, waxaa sidoo kale la go’aamiyay in Xildhibaan kasta ay dooraneyso ergo ka kooban 51-qof.
Halkan ka Aqriso War-Murtiyeedka laga soo saaray Shirka oo dhameestiran