Socdalka Hargeysa, Samata Bixinta Hawiye iyo Sansaanka Somaliweyn (The Greater Somalia) maha mid lagu khasaaridoono
Madax dhaqmeeedka Muqdisho ka yimid ee ka soo degay Hargeysa waxay naruuro u tahay Samata bixinta Hawiye waana Saadaal Somaliweyn ( the Greater Somalia) Maalin aan Fogayn.
Tan iyo markii Muqdisho dagaalku gaadhay ee laga saaray Caasimadda madaxweynihii Somaliya Maxamed Siyaad Barre, waxaa uu dagaalku isubedelay qaab qabiil oo ay labada qabiil ee ugu tuunka roon loo kala saftay waa Hawiye iyo Daaroode, taas oo aynu ognahay in Hawiye Koonfur ku gacan sareeyey, hase yeeshee markii loo kala tegay uu isagu isku jeestay ilaa haddana ayna waxba ka naasacadayn dhinaca Koonfurta Somalia.
Madax iskula jirkaas dabada dheeraaday ee Hawiye iyo loolankiisa siyaasadeed iyo dhaqaale oo is huwani waxay sabababeen in xal laga gaadhi wayo siyasadda Somaliya ciidama shineeena yimadaan taas oo ku kaliftay qabiilkii ay awood qaybsiga lahaayeen ee Daarood oo ay ugu horeeyan beelaha Majeerteen, ogaadeen iyo Mareexaan in ay ka dul guuraan Hawiye oo ay samaystaan maamulo uu u ogolanayo Dastuurka cusub ee Federaalka Somaliya oo ay qalin daraalayntiisa hormood ka ahayd Beesha Daarood oo aan u kala hadhin kuna jid banaysanaysay in ay ka dul guurto Beesha Hawiye ee ay awoodda isku hayaan.
Beesha hawiye waxaa looga tegay qalfoofkii Calanka Somaalida iyo magac caasimadeed iyo col shineeye oo lagu xeeray isla markaasna waxaa damacu yahay in laysku sii kaba raarico codaynta ka dhici doonta dalka Somaaliya 2016, taas oo awooda dalka Somaliya markale ku soo celinaysa gacanta Beesha Daarood oo aan u kala hadhin dhinaca Somaliya ( Puntland, Kismaayo), Somalind ( dhulbahante iyo Wersangeli), kililka iyo Kiiniya) dhinac dhaqaale iyo taageero siyaasadeedba taas oo caalamkuna kula socdo.
Haddaba waxa uu taas Hawiye kaga sabatabixi karaa in uu mid nimo dhexdiisa ka dhaliyo, raadsadana xulafo siyaasadeed oo uu ku samata baxo kana raaadsaddo beelaha kale ee Irir ( Dir iyo Hawiye) ee kala dega Somaliya, Somaliland, Ethiopia, Kiniya iyo Djabouti.
Dhaqdhaqaaqa midnimadda Hawiye waxay marin cusub u jeexaysa siyaasadda iyo qaabdhismeedka mustaqbalka ee Somalida taas oo sahli doonta in ay dib u soo noqoto himilo cusub oo caalamku ogolyahay oo ah Somaliweyn ‘’ the Greater Somalia’’ xalna loo arki doono guud ahaan caalamku in ay soo celinkarto nabadda iyo degenaanshaha Bariga Africa taas oo danta dhaqaale ee dawladdaha waawayni ay ka leeyihiin boqcad dhuleedka ay ku fadhiyaan waddamadda Bariga Africa oo khayraadka dabiiciga ahi u badan yahay inta Somalidu degto.
Waxaa suurta gal ah in saldhiga maamul somaliyeedka cusubi uu mustaqbalka noqon doono Hargeysa imikana laga sii abqaali doono geedkaas lawadda hadhsandoono. Haddaba Somaliland haddii manta la ictiraafo kolayba waxay noqonaysaa meesha ilayska Somalidda laga shido. Haddii la ictiraafiwaayana marlayba waa meesha layskugu imanaayo Odayasha Hawiyana waxay u arkaan xalkooda iyo ka Somalida kaleba iyo wejiga keliya ah ee ciidamada shineeye Somaliya kaga bixi karaan, khaasatan degaamadooda.
Haddaba hadaynu eegno dhinaca Xukumada Somaliland, waxaynu is waydiin karaa maxaa ugu jira in ay aqbasho madax dhaqameed ka yimid dhinaca Somaliya ama koonfurta oo ka kooban beel keliya oo ayna u dhamayn beelaha wada dega koonfurta ama sida hadda aynu u naqaan Somaliya.
waxaa la odhan kara marka koowaad waa xushmayn lagu xushmaynaayo beesha Hawiye codsigooda in ay yimaadaan Hargeysa ( Somaliland) danday doonaanba hawsocdeene madaama ayna jirin madax dhaqamed midaysan ama guurti midaysan oo ay leedahay Koonfurtu xiligan.
Wata labaade waxay hordhan u tahay wada hadal siyaasadeed oo aan konfuri u dhamayn oo gudaha ka bilaabma una muuqda MUQDISHO IYO HARGEISA oo wada hadal u furmay taas o dhinaca Hawiye dhoolatus uga ah dhinaca Maamuladda Koonfurta
Ta seddexaad waxay dhoola tus siyaasadeed u tahay Somaliland in ay cid kasta o ku afgobaad sanaysa waxaanu rabnaa midnimadda soomaliya in tusaan in ay uga dhaw yihiin Muqdisho haddii midnimadu taal oo aan loo dhaxayn karin.
Wata afraade waxay Somaliland ku helikartaa dhaqaale fara badan oo haddii si wadaninimo ah looga tliya dalka somaliland kafayn karta iyo isku soo dawaansho wadamadda caawiya Somaliya o u soo janjeedhsan kara dhinaca Somaliland.
Waa ta shanaad ee waxaa wadamadda Somaliya daneeya sida Turkiga iyo dublamasiyiinta ay a midka yihin Nicholas Kay oo garaaqsandoona miisanka ay Somaliland ku leedahay arimaha Somalia.
Waa ta lixaad e Mamul gobeeladda ka farcamay Dawladda Federaal ah ee Somaliya waxay bededoontaa qorshahodii siyaasadeed ee ku jihaysnaa is balaadhinta iyo gobolaysiga.
qodobka todobaad Mucaaridka Somaliland ee ku dooda midnimadda Somaliya waxay ku noqonaysaa in jare soo oodmay oo waxay kuqasban yihiin in ay gorgortan la galaan xukumadda Somaliland helaana saamia ay ku leeihiin Somaliland intaa wada hadal ka woqooyin iyo Koonfuri gaadhi qaangaadh iyo xasaasi ah oo ayna cidhiidhsan karin.
la ugu danbaysa waxay wax weyn kabadeli aragtidda Madax dhaqameedka Hawiye oo Somaliland Ku ahayd maqal iyo kutidhi kuteen,
Gebagebadii Sida Mujaahi Boobe Yusuf Duale ba yidhi Madax dhaqameedka Hawiye waxay yimadeen Somaliland Xiligii ugu haboonaa ee indhahoodu wax arki lahaayeen,
Maqalka aan ka qoray shirkii Ankara ee April 2013 waxaan ku soo geba gebeyey in ay imandoonto arinta ay manta la socdaan sida la filayo madax daqameedka beesha Hawiye.
The fourth point of Ankara Communiqué by Somalia/Somaliland Carries the Weight
Mohamoud Arrale
Monday, April 15, 2013
I would like to express my earnest gratitude to the Turkish Government for hoisting the Somalia and Somaliland Governments dialogue which has been finalised in Ankara on 13 April 2013. All the members in the dialogue for Somaliland and Somalia which have been led by the two presidents; Hon. Ahmed M Mohamoud (silanyo) and Hon. Hassan Sheikh Mohamoud also deserve compliments. The fourth point of the communiqué prompted me to write is short analysis or comment to the effect that this agreement may entail in the setting of Somaliland and Somalia both in the short and long term.
From my point of view the seven points of the communiqué of Ankara Agreement between Somalia and Somaliland, the fourth point of the agreement that reads ‘Agreed to encourage and facilitate the international aid and development provided to Somaliland’’ is the master key of the new door of the Horn and to me at least it has the interpretation of endorsing and accepting the powers of the Federal Government of Somalia over Somaliland and thus equates the Somaliland Government to other regional governments of Somalia. All other points, except number seven, could be fitted in under the fourth which is the mother of all as usual business.
The fourth point negates the persistent claim of Somaliland as being a sacrosanct entity that dissociated from Somalia in 1991. That barrier or ideology of never to be again with Somalia is now banished overnight, presumably with the intention of both sides or one side, by the magic two simple words ‘encourage and facilitate’ which the second word closes the lid of the hope of independence of Somaliland as ALL the Financial aid and development to Somaliland will be endorsed by the Federal Government of Somalia from now on to my understanding.
On the other side of the coin, this meeting has served to the interest or the advantage of the Turkish and Western petroleum companies and it also has a significant economic advantage to Somaliland in the short term. Furthermore, it may backfire to the intention of Hassan Sheikh Mohamoud’s side to sign this seven–point agreement as some people in Somalia may get infuriated by this outcome.
In the long term it changes the political and the economic direction of both Somalia and Somaliland as the future focal point of the Horn will be shifted to the North as a strategic point of investment that will also exert a pull on the South to unite with Somaliland without political arrangement similar to the Union of the 1960 – name might transform later. This is because the regions in the South (Somalia) are now immersing into a situation that will weaken the function and continuation or replacement of this Federal Somali Government. That situation is purportedly marred by political contention of emerging tribal regions which Kismayo is the last catalyst of this process which has the backing of some visible and invisible foreign hands that may after this stage exit through the index finger which is the most further end of the Somali soil.
In conclusion, for better or worse, we are now facing the reality and we should come in terms with the outcome of the Ankara meeting and get prepared for the change and the way forward. Not the way Somalia wants and not the way Somaliland wanted. It is somewhere in between and that is the future shape of the Horn of Africa. The interest of the world!
________________________________________
Mohamoud Hassan Arrale
Arrale3@yahoo.com