Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo Soo Bandhigay Qorshe Xumida Ciidamada Somaliland,Iyo Su’aalo uu Ka Xanaaqay oo la Weydiiyay {DHAGAYSO}
Laas Caanood 17.May 2014 (SDN/QJ)- Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cali Khaliif Gallaydh ayaa beeniyay war ka soo baxay Somaliland oo lagu sheegay in ciidankooda ay daba joogaan oo ay soo qabanayaan, waxaana ay ku eedeeyeen Dr Gallaydh inuu isku dir ka wado gobolkaasi.
Dr Cali Khaliif Galaydh oo Khadka Telefoonka ugu Waramayay Idaacada Bbc laanteeda Afka Somaliga .
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARAYSIGAN OO XIISO BADAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Galaydh17M.mp3″]
Laas Caanood SDN/QJ.
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com