Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir oo arrimo Xujo ah ku Hambalyeeyay Madaxweyne Siilaanyo DAAWO
Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo Mar ahaa Gudoomiye ku Xigeenada Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in Dawladaha Africanku ay dabeecad u leeyihiin Sii Jeclaysi ku qotoma inay Kursiga ku sii fadhiyaan ,Waxa ugu weyn ee ay neceb yihiina uu yahay doorasho inay qabtaan.
Cabdi raxmaan C,qaadir Waxa uu sheegay inay Col yihiin Madaxweynaha oo aanu Wanaag dhex oolin hasa yeeshee Waxa uu ku amaanay Madaxweyne Siilaanyo Balanqaadyo uu ka jeediyay Goobo kala duwan kuna sheegay inaanu diyaar u ahayn hadii ay Mudo Xileedkiisu ka dhamaato inaan maalin loogu darin,Waxaanu Shegay in Maanta looga fadhiyo ka dhabaynta balantaas.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com