|

Siyaasi Dhoolayare Oo Eedaymihii Ugu Cuslaa Ujeediyay Xukumadda Iyo Qodobada Uu Gaashaanka Ku Dhuftay DAAWO

Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Aadan Axmed Cilmi Dhoola Yare oo ka mid ah Siyaasiyiin Dhawaan ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa dhaliilo Xoogan Waxa uu u soo Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.

Comments are closed