Si Toos ah Qurbejoog uga dhagayso Xuska Haatan ka socda Caasimada Somaliland ee Hargaysa
Hargaysa 18.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Magaalada Hargaysa Gaar ahaan Qasriga Madaxtooyada hada ka socota Hawsha Munaasibada qaran ee 18 May waxaana halkaas ku Sugan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland.
Waxaa uu Madaxweynuhu Salaan ka qaadan doonaa Cutubyo ka Tirsan Ciidamada qaranka Isla markaana halkaas ka jeedin doona Khudbad ku saabsan Munaasibada 18 May.
Halkan Ka Dhagayso Munaasibada Qaran ee 18 May iyo Caasimada Hargaysa