|

Shirkii Sannadalha Ahaa Ee Xisbiga Wadani oo Maanta Qabasomay Iyo Xafiis Cusub Oo Xadhiga Laga Jaray Magalada Orebro iyo Taageeraya​al Ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Kulmiye +Sawiiro

Orebro Nov 22/11/2014/ waxaa maanta sii rasmi ah uu furmay shirkii sannadlaha ahaa ee xisbiga wadaani laanta sweden,shirka oo ahaa mid sii heer sare ah lo soo agsiimay waxa ka so qeyb galay taageeryasha xisbiga oo dhan iyo taagerayal cusub waxa kale oo ka soo qeyb galay masuuliiyiin aay ma mid yihiin hogaanka xisbga iyo xildhiibano kale duwan waxa anna ay kala ahyeen ,,xidhiban rayte ,,,xildhibanad sahra cumar yare oo ka tirsan xisbga ,,,,green party,,,,ee dalka Sweden.

waxa ugu horeyn furay xalafada xoghayah maaliyada ee xisbga ,,abu kood ,,isaga oo ka waramay wixii uu qabsoomay mudaddii sannadka ahayd kan war bixyeey waxyallo badan ,,waxa isna ku xigay ,,oday axmed ducaale oo ka mid ah odayasha dalka sweden iyo qaraad yruub ba ,waxanu odey axmed ka hadlay xallada wadanka iyo waxyaalo kale oo badan kuwaso ka mid ahayeen hadladii dhawan ka soo yeedhay ,,xidhiban dheeg kuwaso uu oday axmed ku sheegay hadalo dhiif ah ,waxa isna ka hadlay oo hadalka qatay xildhiban rayte oo ah masuulka ugu sareeya ee xisbga wadani isla marka-na goobta fadhiyeey ,xidhban rayte wuxu ka warmay xalladahii kale duwan ee dalka ,waxa iyana hadashay ,marwo sahra cumar yare oo ah xihdiban laga soo doortay magaalo madaxda labaad ee dalka sweden ,iyana waxa aay aad ugu farxaday sidaa fiican ee ay ula qatay dadka reer somalinad xalfalda iyo weliba xisbiga wadani.

waxa iyana halka hadal dheer ka jeediseey maro roda muuse oo ah xoghayaha ciyaaraha ee xisbiga wadani heer qaran kana waraantay sida uu xalku yahay iyo waxa maanta dalku ku sugaanyahay ,waxa iyaguna halka ka hadlay tageerayshii ka soo kala jeeday ,,gobolada kala ah ,,hargeysa ,,boorma ,,gebiley iyo kuwoo ka soo kala jeeday degmooyiinka kala ah ,,,slaxley degmada axmed dhagax iyo xafada sheekha madar ,waxayna sii isku mid ah uu sheegeen in ay ku farxasanyhiin ku biriida xisbga wadani waxan taageeryasha uu kala hadlay ,,mubaarig sabaan iyo jamac yare oo dhamantood ba ka waramay waxa aay ku doorteen xisbga wadani iyo in aay ka dhex arkeen mustaqabkii dalka ee berito,

waxaa isna halka ka hadlay gudoomaiyaha xisbiga wadani laanta sweden mudane baxnaan xaaji aad oo ka warmay wixi sannadka uu qabsoomay iyo guulaha uu gaadhay xisbigu intii uu xilka hayeeey sheegay-na in uu meel fiican marayo ugu-na baqay bahda wadani iyo sii fiican lola shaqeeyo,geesta kale wuxu gudoomiye baxnaan sheegay in la sameeyn doono ,maamuul dadajiin lagu sameeyn doono laannta sweden taso uu ku sheegay gudoomiyuhu in gobol kasta gaar uu yeelan doona gudoomiye gaar isla marka-na ka dhaxeeyn doono wada shaqeyn guud ,geesta kale waxa iyana xadhiga laga jaray xafiis cusub kasoo uu xadhiga ka jaray ,,xidhiban rayte.

waxa isna halka ka hadlay afhyeenka xisbga oo ka warmay xalada dalku uu ku jiro iyo in badbado loo bahanyahay xukumada kulmiye-na maanta aay tahay cadced casar joogta

 

 

 

SDN/QJ-Orebro

contact@qurbejoog.com

Comments are closed