|

Shirkada Somali Invesment Agency (SIA) oo xafiis ka furanaysa Xaafada Somalidu ku badantay ee Kisenyi.

 

Shirkada Somali Invesment Agency (SIA) oo xafiis ka furanaysa Xaafada Somalidu ku badantay ee Kisenyi.

(Kampala SDN) Somali Investment Agency (SIA) oo ah shirkad Dadka Somaliyed ee Damacsan inay Maal gashi ka samaystan Guud ahaan dalka Uganda, gacan ka siisa ayaa lagu wada inay dhawan Xafiiski  ka furato Xaafada Somalidu ku badantay ee Kisenyi, si ay ugu soo dhawato Macaamisheeda sharafta badan ku sugan gudo iyo dibadba.

Shirkadan oo gacan kasin doonta Ganacsatada Somaliyed ee rabta inay Maalgashi ku samaystan Dhulka Hodanka ee Dalka Uganda, ayaa wada qorshe  ay rabto inay Ummada Somaliyed kusoo gaadhsiso Adeegeeda gacansiineed ee muhimka u ah, si ay u helan fikrada iyo adeega saxa e maal gashi.

Guud ahaan dalka Uganda oo kamida dalalka bariga Afrika wuxu liiska hore kaga jira dalalka ugu habon ee lagu sameeyo Maal gashiga shirkadaha heerka dhexe iyo warshadaha yaryar, Dalkan wuxu qaatay hananka suuqa xorta, taaso Qofkasta xaq u siinaysa inu u ganacsado si xora kana ganacsado dhinici u danaynayo ee maalgashiga.

Sidoo Dalka Uganda waa dal dhawan laga helay Saliida, wuxu Qani ku yahay Dhul beeredka isago biya roobka hela in ka badan 8 bilood oo xidhiidha, wa dhul munasib ku ah nooc kastoo maal gashiya, kuna nool yihin dad kor u dhafay 30Million oo qof kuwaso dhaqalohogu kor u kacayo, tan oo ahmiyad gara u hel kobaca maalgashida kala duwan ee dalka.

Inta badan Somalida ka ganacsata dalkan aya xooga Saarta Saliida (oil), Gadiidka, Dhismaha, Beeraha, Warshadaha Yaryar, iyo Soo denjinta Qalabka Alaadaha Casriga, Sida mobiles, iyo wixi lamida, balse guud ahaan waxay wax yar ka yihin umadaha kale sida Shina, Hindada iyo Cadanka ka fa’idaysanaya Fursadaha ganacsi ee dalka yaal.

Hadaba Akhriste hada cindiga ku hayso inad maal gashato dal Dagan, Hodana, leh hanan furan oo tartanka Xorta Shirkada Somali Investment Agency waxay ku leeday kusoo dhawaw Gacmo furan, Waxan ku siin doona waxkasto macluumada ood uga bahantay Dalkan, waxan kaga hor tagi dona Airport, kuna dajin doona meel amina ana sida ugu fudud gacan kaga sin doona wixi kaga xidhan dawlada iyo dalka Uganda.

Wixi faahfahina kala xidhiidh:

+256 791 752 336

www.siauganda.com

Somalidiasporanewsnews ugandha/kampala

Wariye khaddar bitijoor

 

 

 

Comments are closed