|

Shirkada Pontus Marines oo Sheegtay inay Joojisay Qabashada Saamiyo Cusub ka Daawo Qurbejoog.com

Hargaysa 12.April 2014 (SDN)- Shirkada Waddaniga ah Pontus Marines ayaa maanta sheegtay inuu bilaabmay Wejigii Sadexaad isla markaana ay Joojiyeen Iibinta Saamiyada Shirkada marka laga reebo Dalal Kooban.

Maareeyaha Shirkada Pontus Marines Axmed Abokor ayaa Sidaasi ku sheegay mar uu maanta warbaahinta la hadlay waxaanu xusay in dalal kooban oo Sucuudigu ka mid yahay ay ka sii socon doonto iibinta Saamiyada ay Shirkadani bixiso.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmial.com

Comments are closed