|

“Shirka Kulmiye Waxaan u aragnaa Mid Beel Keliya loogu talo Galay” Ergooyinkii Gobolada Awdal Iyo Salal {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Ergooyin Shirweyna Kulmiye Uga Yimi Gobolada Awdal Iyo Salal Ayaa Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Ku Tilmaamay Mid Beel Kaliya Loo Qabtay Isla Markaana Sheegay In Ciidamada Lagu Balamiyey Si Aanay U Soo Galin Madashii Shirweynuhu Ka Dhacayey.

 

Ergada Awdal iyo SalalXubnahan oo Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay in Gefka loo gaystay ay Go’aan rasmi ah ka gaadhi doonaan Khaladka laga galay iyagoo Xusay inay dhamaystireen dhamaanba Shuruudihii looga baahnaa.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WEEDHIHII ERGADII AWDAL IYO SALAL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Ergoawdal.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed