|

Shirgudoonkii Kulmiye oo Difaacay Liiskii ay ku dhawaaqeen dhinacna isaga riixay Dhawaqii Hogaanka Xisbiga {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.May 2014 (SDN/QJ)- Shirgudoonkii Shirweynihii Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta difaacay qaabkii ay u mareen ku dhawaaqida Xubnaha Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.

Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami oo ahaa Gudoomiyaha shirweynihii Sadexaad ee Xisbiga Kulmiye oo Halkaasi ka hadlay ayaa Sharaxay Awooda Gudidooda isagoo soo bandhigay Shaqadii ay Gudida uu horkacayay ay qabteen .

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDIDA SHIRGUDOONKA KULMIYE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Shirgudoonkhilaaf24m(1).mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed