|

Shir Jaraaid oo Dood isu rogay oo ay Kampala ku yeesheen madaxda Xisbiyada UCID,Kulmiye iyo Guddomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Ugaandha

Kampala Jan 04,2014(SDN)Guddoomiyeyaasha Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ee dalka Ugaandha Md Khadar Maxamed Nuur (Bitijoor) iyo Axmed Cabdi Ibrahim oo uu weheliyo Guddoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland ee dalkaas Cabdirizaaq Maxamed Daauud ayaa shir jaraaid oo ay wadajir ugu qabteen magaalada Kampla oo looga hadlayay mudaharaadkii dhawaanta ka dhacay Hargeysa ayaa isu bedel dood siyaasadeed.

xubnaha doodaya

Halkan Hoose ka dhegeyso Shirka Jaraaid ee dooda isu rogtay

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/doodk.mp3″]

HALKAN KA DHEGEYSO DOODA UCID IYO KULMIYE EE KAMPALA

Comments are closed