|

Sharaxaada Warancade ee Qaabka Mudaharaadka iyo Isu Soo Bixii Surmiga Biyo La’aanta ka DAAWO Qurbejoog

Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)-  Wasiirka arimaha gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waran-cadde  ayaa Tilmaan ka Bixiyay kala duwanaanshaha Mudahaaraadyada Somaliland iyo Kuwa Ingiriiska Waxaa kale oo Wasiirku aanu Ka Jawaab Celin hadal uu Shalay Saxaafada ku Siiyay Madaarka Cigaal oo uu Sheegay ” Xukuumada aan ka Tirsanahay  ma  Ogola Marnaba in Rasaasta Nool loo adeegsado Dad Shacab ah oo Banaan bax Samaynaya,Waa arrin Fool Xun .

Wasiirka Daakhiliga iyo Madax kale oo  maanta tagay goobaha mudaharaadku ka socdo ee degmadda Maxamuud Haybe ee caasimadda Hargeysa ayaa dadweynaha la hadlay waxaanu sheegay in ay xukuumadda iyo Gudida Gaadiidka Booyaduhu ay Wada Hadal ka Yeelanayaan Lacagta Cashuurta ah ee lagu Kordhiyay.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed