Shaqalaha Tvga Qaranka Somaliland Xaafiskiisa London oo Cabasho u Gudbiyey Madaxwaynaha Somaliland Shegayna in Anay Wax Mushahara Arag Mudadii Xafiisku Furnaa
London Oct 31/12 Shaqalo hore uga tirsanaan jiray xafiiska tvga somaliland xafiiskisa london oo la soo xiriiray qurbojoog.com ayaa waxa ay shegeen in anay mudadii uu furnaa xafiiskani anuu wax mushahra anay ka qadan wasarada warfafinta iyo wacyigalinta oo ay si mutadacwima ku shaqayn jireen warjiye ka tirsanaa oo shegay in aan magacisa la shegin ayaa shegay in qoraladii uu qoray wasiirkii hore ee warfaafinta Mudane boobe ee uu shegay in ay tvga ka hawl galaan 14 shaqale iyo in bishii ay qataan mushahar dhan 1200 Doolaar aya shegan in shaqalaha xafiisku u ka kobna ugu yaraan 4qof oo si mutacdawnima ku hawl gali jiray markii danbe wariye ka tirsanaa xafiiska london oo wariye ka aqriiya wararka oo dagan Magalada Birmaham ee casimada labad ee uk u warijiyey xafiiskii london oo u la ka shaday Madaxtooyada oo aan wax qarashana anu ku bixin wariyahan ayaa shegay in markii danbe xafiiska qurbo jooga somaliland oo xafiiskisu yahay Magalada Birmaham uu ku warijeyey isaga oo aqoon yahanka somaliland ay ku sugan yihiin London oo cabasho badan ka mujiya xafiiskii london oo xiran inta badan iyo hal wariye iyo nin sawir qade oo kaliya ka shaqayeaan. waxana uu wariyahni shegay in uu dhawaan ay ka baqayaan in uu xafiiskani xirmo.
Warqabdka qurbojoog.com
London