Shabakada Qurbejoog oo Tacsi u diraysa Weriye Barkhad Daahir Ismaaciil Geeridii ku timid Aabihii
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Qurbejoog oo ku kala Nool Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa Waxay Tacsi u dirayaan Barkhad Daahir Ismaaciil iyo Dhamaanba Qoyska Reer Daahir Ismaaciil Geeridii Naxdinta lahayd ee ku Timid Aabihii alle ha u naxariistee Marxuun Daahir Ismaaciil oo Xalay ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa,Maantana lagu aasay Xabaalaha Naasa hablood.
Marxuunka Waxaan eebbe uga Baryaynaa inuu Naxariistiisii Janno ugu deeqo,Qoyskii,Qaraabadii iyo Ehelkii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka Siiyo