|

Safarki tariikhiga haa ee madaxda Somaliland ee saddexdii xisbi ee Somaliland iyo xogwaranki abdi qadir ranbo

(KampalaSDN)Xafiiska shabakada somalidiasporanews ayaa waraysi khaasa oo  ay la samaysay abdi qadir ranbo  ayaa waxa uu nooga waramay socdaalki tariikhiga ahaa ee ay east Africa ku soo mareen gudomiye xisbiga ucid  Eng faysal ali waraabe iyo  xoghayihii xisbiga udub allah how naxariiste ahmed ismail bulale iyo  ku xigeenki xisbiga kulmiye Mohamed salax nuur fagadhe Gudomiyaha barlamaanka Somaliland abdi raxman ciro iyo ku xigeen barlamaanka baashe Mohamed farax.

Hadabo abdi qadir ranbo oo uu dhalay doctorkeeni caank ahaa saleeban ranbo abdi qadir ranbo  ayaa waxa uu ka mid yahay muwadiniinta Somaliland ee qadiyada Somaliland ad ka uga shaqeeya ayaa waxa uu barnaamij cusub oo aan kaga warami doono madaxda Somaliland ee soo martay east Africa oo aan ku bilaabi doonto  dalka ugandha ,ayaa waxa uu nooga warami doona dareenki malinta iyo madaxda uu kulanka khaaska  aha la yeeshay  waxaanu ka mid ahaa  abdi qadir ranbo muwadiinti uu sii gogol xaadhi jiray madaxda imanaysa wadamada lays ku yidha east Africa.

Hadabo abdi qadir ciid ayaa isago malinta sawiraya waxa uu hadalkiisa ku bilaabay horta waxaan ku horeyn doona hadan inyara ka yidha shacabka xalash ahaa ee watiga ay madaxdu nagu soo mareen dalka ugandha  gaar ahaan casimada kampala ,sida runta ah shacabka Somaliland dalka ugandha joogay aad bay uu koobnayeen tiradoodu lakiin waxay ahayeen dad tayo leh oo aad ugu dheer tahay wadanimadu o is jecel hadanadan way is jecl yihiin lakiin waxaan leyahay ka sii xoojiya .

Hadaan uu sii gunda daadago suashaad ii weydisay wariyaha shabakada  calamiga ah  somalidasporanews  wariye khaddar bitijoor oo sida runta ah ah shaqsi saxafada somaliand ee dalka ugandha koru u qaaday waxa kale oo aan aa uu salamayna dhaman mamulka shabakada calamiga ah togaherernews waan shabakada aanu aadugu xidhanahy sida fiican ee a noogu soo gudbiso wararka iyo barnamij yada kala duwan,hadabo madaxda nagu soo martay halkan oo ahayd  inta nool iyo inta dhimatayba ilahy how naxariiste waxay ahayd intuba madaxdayadii oo aanu runti si niyad iyo lab ah ugu faraxnay oo waday  arin qaran oo ay ka mid ahyd la kulanki barlamaanka iyo qaybaha kala duwan madaxda dalka ugandha oo ay waliba guul kala tageen .

Hadabo dareenki ii gaarka aha waxa ka mid ahaa iyado si aad shucuurtayada uu kicisay nogu sheekeyey Eng faysal ali waraabe gudomiyaha xisbiga ucid oo nooga sheekeyey jidadki kala duwana ee Somaliland soo martay oo aad uu mucjiso ahaa oo aan aad uga muusoonay ,waxa isna hadalo kaftan iyo gabayo ah halak naooga sheekeyey ilahy hownaxariiste ahmed ismail bulaale isna ilaa maraxiilki kala duwana isna nooga shekeyey ,waxa isna aad inooga waramay  gudomiye ku xigenki marka  xisbiga kulmiye Mohamed salax nuur fagadhe  ilahay how naxariiste shaqsi hibo ilahy uu siiyey dowlad yaqaanimada oo nooga shekeyey inanay ahyan marki ugu horeysay ee uu yimaado dalka ugandha ee jamacada weyn makereri ka dhigan jiray waxbarshadiisa jamacadeed  nolashi uu ku so qaatay dalka ugandha tariikhda uu leyahy Somaliland dadkeeda,waxa isna halka hadal nooga jeediyey gudomiyah barlamaanka Somaliland oo isna waftiga ka mid ahaa 2007 noogu yimi ugandha oo isna hadalo badan oo Somaliland  jidka soo martay iyo safarkooda nooga sheekeyey iyo inay maanta wax weyn oo lagu faano tahay xisbiyada muxafidka ah iyo mucaridka iyo barlamaanka Somaliland si hee qarana uu wada socdaan iyago ulajeedo mideysay .

Isago abdi qadir ranbo hadalkiisa sii wada waxa uu inta raaciyey in isna uu hadal koban nooga soo jediyey g sadexaad ee barlamaanka bashe oo ka shekeyey  mar xalado badan oo ay soo martay Somaliland iyo inay maanta wada socdaan mucarid iyo muxafiid madaxdi qaranku ,hadabo abdi qadir ayaa waxa u soo jediyey in xukumada hada talada haysa  ay aad noogu yar yihiin safaradedu ee ay tahay inay noogu yimaadan waliba aanu uu soo dhawey doona si wayn waan tabayna kalinta ,bulshada somalland ee dalkan ugandha ku noolina waa dad aad uu badan qadiyada aad uga shaqeeya .

 Hadalkiisa waxa uu ku so oaf meeray abdi qadir ranbo in ay ilashadan isku duubnida jaliyada somalialnd  dadaalad ay wadana ay halkooda ka sii wadan sidi horaba loga bartay,wada shaqayn dhabina dhex marto ayuu hadalkiisa ku soo afmeeray .

 

 

+256792471061 AMA +256792471061

 

 

XAFIISKA SDN UGANDHA /KAMPALA

 

Comments are closed