|

Safar Kedis ah oo Goor dhawayd Madaxweyne Siilaanyo ugu Kicitimay Magaalada Berbera

Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd oo ku beegabn salaadii casar u caraabay dhinaca magaalo Xeebeeda Berbera ee Gobolka Saaxil.

siilaanyoSafarka madaxweynaha xog dheeraad ah lagama hayo hasaea yeeshee wararka hordhaca ah ee laga helayo ayaa sheegaya in uu yahay mid shakhsi ah oo ay ku wehelinayso Marwada Koowaad Marwo Aamina sh Maxamuud Jirde (Aamina Waris).

Madaxweyne Siilaanyo ayaa dhexda ku sii jira waxaana la filayaa in uu maalmo ku qaadan doono joogitaanka Berbera.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed