Saamaynta Qurbaha iyo Dhaqanka Guurka Soomaalida
Ottawa Jan 18,2014(SDN)-Soomaalida qurbaha ku nool waxa ay la soo degeen mujtamacyo ay inta badan ku kla duwan yihiin dhaqanka iyo diinta.
Shaki ma laha in dhaqamada ay Soomaalidu ugu yimaadeen qurbuhu uu saamayn ku leeyahay guurka Soomaalida degan qurbaha khaasatana wadamada Galbeedka.
Saamayntaas iyo inta ay le’egtahay ayaan ku eegaynaa barmaamijkii labaad ee barmaamijka Qoyska iyo Qurbaha. Daawasho fiican.